Hilaac

Hilaac

Share

I am young business man, manager of Lacagside Company, Like and follow my page Thank you.

Photos from Hilaac's post 21/07/2023

Jumlad iyo Tafaariq waa diyaar kala soo xidhiidh 0634436529 ama 0659604437

Photos from Hilaac's post 22/06/2022

Diyaar weeye safarkanni hadda dalbo hadda qaado

Photos from Hilaac's post 08/06/2022

Dhamaantood waa safaro cusub welcome Hilaac Market

Photos from Hilaac's post 05/06/2022

Hilaac Shopping Center iyo.Safaro Cusub

Photos from Hilaac's post 04/06/2022

Safaro Cusub iyo Dukaanka Hilaac Market

Photos from Hilaac's post 12/11/2021

Beerta RAJIXI Waa Beer TImireedda Ugu Weyn Dunida, waxay ku taallaa magaalada bureydah Ee sucuudiga, bedka ay beertu ku fadhido waa 5,466 hiktar, beerta waxaa yaalla 200,000 oo Geed timireed ah, waxaa lagu beeray 44 nooc Oo timir ah, sanad walbana waxay beertu soo Saartaa 5000 ton oo timir ah.

Mashruuca lagu beeray beertan waxaa Maalgeliyey maal-qabeenka sucuudiga ah ee Lagu magacaabo suleyman Rajixi , Miraha ka Soo go'a beerta waxaa lagu bixiyaa Labada Masjid ee barakaysan Xaramka iyo Masjidka Nebiga (NNKH), si ay muslimiinta sooman ugu Afuraan Bisha Ramadaan.

Sanadkii 2005 ayaa loo diiwaan geliyey inay Tahay Beer Timireedda Ugu Weyn Dunida.

12/11/2021

Waa caasimad ka mid ah caasimadaha ugu Caansan qaarada yurub, isku day inaad sheegto magaceeda?

Like , share and comment it's important

26/09/2021

QOSOL: Dalka shiinaha ayaa soo saaray mishiin soo qabta tuugada tijaabadii ugu horeesy waxa lagu sameeyay dalka talyaniga 20kii daqiiqo ee ugu horeesy waxa uu soo qabty 40 tuug mareykanka ayaa la geeyay 20kii daqiiqo ee ugu horeesay wxu so qabtay 20 tuug

Somalia aya la keenay 3dii daqiiqo e ugu horeesay Mishiinki dhan ayaaba la xaday 😂😂

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa