16/09/2025
Dreamβ€οΈ
cadalad ba umada deeqda
16/09/2025
Dreamβ€οΈ
12/05/2025
π’πππππππ: Istvan Kovacs ayaa noqon doona xakameeyaha ciyaarya final ka ee Champions League ga taasoo u dhexaysa Inter Milan and PSG! π·π΄πͺπΊ
11/05/2025
1:Kubadu waxay u tagty gacan halkeeda joogta
2:teeda kale waxa iyaduna meesha ku jirta ciyartoygu ma xidhan kara gacantiisa waa maya wayo masafada ay ugatimi ayaa aad u dhawayd wax dhaqaqana may samayn gacantu
07/05/2025
Marksta ood iswaynaysiiso ama isbaladhizo
Gacantaduna sidan uga baxsantahay jidhkaga wa PENELTIY.
WAX KAADH AHINA MAJIRO
06/05/2025
Mar kasta waxa la eegaya cida kubada hor tabatay
Ciyartoyga difaca ah waxa wuu ciyaray ama taabtay markii uu ciyartoyga werarka ahi tabtay kubad
Tasina waa FUOL wana PENELITY
26/04/2025
Ma jiro wax isku dhac ah ama lagu dhacay ciyartoyga
Waxa uuna khiyameyay garsoorka
Rafina yellow card no foulβ
26/04/2025
No penaltiy no hanboll
Kubadu wa cuskasho umana jeedo ciyartoygu in uu ku ciyaaro gacanta
13/04/2025
serious foul play π
12/03/2025
Ka hor inta uuna laadin ayuu laba jeer tabty wana qalad waxana laagu ogol yahay hal mar kaliya inad tabato
Penaltiy or not π€
20/12/2024
Alle walal haku naxaristo sacad naf waliba way dhimanyza sacada loogu tala galay walaw ay kala xanun badan tahay mooye π₯Ίπ€²