Garsoore Saed hariir

Garsoore Saed hariir

Share

cadalad ba umada deeqda

16/09/2025

Dream❀️

12/05/2025

π—’π—™π—™π—œπ—–π—œπ—”π—Ÿ: Istvan Kovacs ayaa noqon doona xakameeyaha ciyaarya final ka ee Champions League ga taasoo u dhexaysa Inter Milan and PSG! πŸ‡·πŸ‡΄πŸ‡ͺπŸ‡Ί

11/05/2025

1:Kubadu waxay u tagty gacan halkeeda joogta
2:teeda kale waxa iyaduna meesha ku jirta ciyartoygu ma xidhan kara gacantiisa waa maya wayo masafada ay ugatimi ayaa aad u dhawayd wax dhaqaqana may samayn gacantu

07/05/2025

Marksta ood iswaynaysiiso ama isbaladhizo
Gacantaduna sidan uga baxsantahay jidhkaga wa PENELTIY.

WAX KAADH AHINA MAJIRO

06/05/2025

Mar kasta waxa la eegaya cida kubada hor tabatay
Ciyartoyga difaca ah waxa wuu ciyaray ama taabtay markii uu ciyartoyga werarka ahi tabtay kubad

Tasina waa FUOL wana PENELITY

26/04/2025

Ma jiro wax isku dhac ah ama lagu dhacay ciyartoyga

Waxa uuna khiyameyay garsoorka

Rafina yellow card no foul❌

26/04/2025

No penaltiy no hanboll

Kubadu wa cuskasho umana jeedo ciyartoygu in uu ku ciyaaro gacanta

13/04/2025

serious foul play 😐

12/03/2025

Ka hor inta uuna laadin ayuu laba jeer tabty wana qalad waxana laagu ogol yahay hal mar kaliya inad tabato

03/03/2025

Penaltiy or not πŸ€”

20/12/2024

Alle walal haku naxaristo sacad naf waliba way dhimanyza sacada loogu tala galay walaw ay kala xanun badan tahay mooye πŸ₯ΊπŸ€²

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa