22/08/2022
Caawa United burjigeeda kacsan goalkii labaad rashford waraa jiro cawada
Halkan waxaad ka helaysaa wararka ugu xisaha badan kubada cagta
22/08/2022
Caawa United burjigeeda kacsan goalkii labaad rashford waraa jiro cawada
22/08/2022
Xidiga dhawan galka ku ah man United casemiro ayaa caawa marti ku ah ciyaarta udhaxaysa man United vs Liverpool si toos ahna udaawanaya ciyaarta
22/08/2022
Sancho ayaa shabaqa soo taabtay caawa daqiiqadii 17 ciyaarta ..Goal🔥
22/08/2022
Casemiro ayaa ugu dambayn laga sagootiyay real Madrid waxaana uu yidhi real waa gurigayga wana mesha aan kula guulaystay wax walba haday tahay koobab Europe iyo horyaalkaba sidoo kale wuxuu hadalkiisa raciyay waan jeclaan lahaa inaan real kusii qaato sanado lakiin wakhtigu kala geeyay 🗣 Casemiro maxad ku xasuusata