Mohamed abdi

Mohamed abdi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed abdi, Gym/Physical Fitness Center, Hargeisa.

30/07/2022

kulanka caawa liverbool vs man city aan ogaano kooxda 70% guuleysan karta

Man city❤️
liverbool🥰

18/07/2022

Cristiano Ronaldo ayaa sahaminaya Suurtagelinta inuu ku buuro kooxda atlanteco madrid sida Laga soo xigtey AS

ma dhici doonta?

03/02/2022

Gabar somaliyed oo 1million Followers Gaartay oo Tiktoktii laga xiray.

Najma oo ku Magac dheer MSS world kana mid ah shakhsiyaadka ugu caansan Tiktok ayaa shalay Gaartay 1million Followers balse isla shalay ayaa laga xiray Tiktoktii.

Dadku waxay ku tilmaameen arintaas Farxadii murugada isu badashay.

Maxaad kula Talin lahayd Najma ma in ay iska dayso Tiktok oo dhan mise in ay mid kale Furato ?

29/01/2022

Rasmi Adame Traore ayaa dib ugu soo laabtay Barcelona 7 sano kadib

Iska jir Ninka Barce ay la wareegtay waakan ugu gambiska badan Yurub oo cidihii kahortimaada waa dardarayaa taas waa wax Barce laga waayay ayaantan kadib Messi,Neymar ilaa Ronaldinho

29/01/2022

Page kan hala share gareeyo asxaabey💯

30/08/2021

New bage Like iyo share nagu caawi walaal mahadsanid

20/12/2020

Walashen yurub geenyo oo xaaladeedu culus tahy uso ducee walal😥

11/12/2020

Xariif sidan uga shakisantahy So dheH😂

11/12/2020

fadlan bage kan like zaara aZxabey

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa
IIDCABDI