Khaalid Axmed

Khaalid Axmed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khaalid Axmed, Sports Event, Hargeisa.

26/10/2022

Koomishanka xakamaynta AIDS-KA Oo Wacyi Galin Ka Sameeyay Dugsiga Sare Ee Dayib Guray

18/07/2022

Paulo Dybala ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AS Roma wuxuuna saxiixay heshiis ilaa 2025.

18/07/2022

Arbaco : RAPHINHA ✅
Khamiis : DEMBÉLÉ ✅
Sabti : LEWANDOWSKI ✅

17/07/2022

Rasmi 🔴 Lisandro Martínez

17/07/2022

BREAKING NEWS:

Tottenham ayaa Lagusoo warramayaa inay diyaar utahay inay bixiso 17 milyan ginni si ay uhesho Memphis Depay oo loo arko inuu qorshaha ugu jirrin kooxda FC Barcelona.

16/07/2022

Frenkie de Jong ayaa lagu daray ciyaaryahanada Barcelona Ee uzafarya America.

16/07/2022

Eriksen oo xirnaa fanaanada No.21 ee Brentford ka dibna ku biiray Manchester United

MARTINEZ oo xiranaa Fanaanada No.21 ee AJAX ka dib waxa uu ku biiray Manchester United

DE JONG oo xiran lambarka 21-aad ee Barcelona ayaa markaas ku biiray Manchester United

Horyaalka 21aad 👀🔜🔴❤

WAX WALBA WAA Macquul sanadkaan

15/07/2022
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa