26/05/2026
CIID MUBARAK.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู.
FAT TO FIT GYM waxa ay macaamiisheeda iyo shacabka Somaliland iyo dhamaan ummadda muslimiinta ahba ugu hanbalyeynaysaa munaasibada -ADXA-awgeed.
Sidoo kale waxan ku ogasinayna in gymku la fasaxayo muddo afar cisho ah
sababtuna tahay gymka oo laga shaqaynayo.
malinta fasaxuna waa arbacada oo ku beegan
( may / 28 ) ilaa sabtida oo ku beegan ( may/ 30)
wad ku mahadsantahay la shaqaynta iyo intad na sugayso
Call us. 063-8888286
17/05/2026
Happy 18 may dhamaan bulshada somaliland
Sidoo kale waxan ogaysiinaynaa macamisha fat to fit gym in ay fasax tahay malintas 18 may oo ku beegan malinta isniinta
Please be informed that our business will be closed on May 18th in celebration of Somaliland's Independence Day. We appreciate your understanding and wish everyone a joyful and peaceful holiday.
Mahadsanidin
19/03/2026
FAT TO FIT GYM waxa ay macaamiisheeda iyo shacabka Somaliland iyo dhamaan ummadda muslimiinta ahba ugu hanbalyeynaysaa munaasibada awgeed.
sidoo kale waxaan ogaysiinaynaa maalmaha fasaxu ay noqondoonaan (KHAMIIS,JIMCE,SABTI) lasoo noqondoonona axadda oo ku beegan ( 2026/march/22) ciid mubaarak
Call us. 063-8888286
17/02/2026
Jadwalka ramadaanta ( kaga faaideyso inad baruurta iska rido ) ๐ช๐๏ธ ๐
Call us. 063-8888286 / 063-4223008
17/02/2026
Fat to fit gym oo idinleh Ramadan Mubarak.
Call us. 063-8888286 / 063-4223008