Amaal Haybe Coaching

Amaal Haybe Coaching

Share

Tababare Amaal Haybe

18/02/2026

Ramadan Mubarak dhamaantiin ๐ŸŒ™
Alle hayna siiyo bishan barakaysan khayrkeeda

11/11/2025

Want to unlock your potential and elevate your team's performance with personalized coaching tailored to your unique needs?

As a Psychosocial Support Provider & Life Coach, Iโ€™m here to support you and your team every step of the wayโ€”whether itโ€™s building resilience, improving communication, or achieving better work-life balance.

๐Ÿ‘‰๐Ÿพ Ready to explore how I can help?

๐Ÿ“ž Book your FREE 15-minute call today ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ
https://calendly.com/amaalhaybe-coaching/schedule-a-meeting

Letโ€™s connect and discover how I can best support your growth, well-being, and your team's performance.

08/03/2025

๐Ÿ”” Wax ka badal sida aad uga fikirtid ducada Iyo xidhiidhka aad Alle la leedahay.

Marar badan waxaad yaraysataa awooda ducada iyo siday isbadal ugu keeni karto noloshaada ๐Ÿ‘‡

โ—Aaaminaado ayaa jira mararka qaar u dhaxeeya adiga Iyo Alle Iyo waxaad ka filanayso taaso keenta in markaad ducaysanayso aad ducaysato adigoo ka shakisan in la aqbali doono ducadaada Iyo adigoo is waydiinaya ' ma u qalantaa waxan aad Alle waydiisanayso' ๐Ÿ˜Ÿ

โ—Waxaad marar badan ducaysataa adigoo ducadaada ka dhigaya mid macquul ah adigoo ilowsan in wax macquul ahayn jirin Alle agtii.

๐Ÿค Hadaba kusoo biir course kan 'Hab-fikirka ducada' si aad u wanaajiso hab-fikirkaaga waxna uga badasho aaminaadaha qaldan ee laga yaaba ah waxa kaa hor istaagaya in aad hesho waxaad ku ducaysatay iyo wax ka wanaagsan ba.

๐Ÿค Ducayso adoo aaminsan in Alle aqbalayo ducadaada - baro talaabooyinka ay tahay inaad qaadid si aad u gaadhid ama u yeelatid yaqiin kaa caawinaysa in aad u aragtid in wax kaste oo wanaagsan oo aad Alle waydiisanayso aad u qalantid agtiisana qiimo aad kuleedahay.

๐Ÿ”” Si aad isku diiwangalisid taabo halkan ๐Ÿ‘‡

https://wa.link/m7u8tg

Insha'Allah 7 March (Ramadan) ayaad helaysaa casharada course ka oo duuban iyo laysliyadooda si waxaad u baratay aad ugu dabaqdid noloshaada.

Ka faaidaysi wanaagsan โค๏ธ

Kala duwanaanshiyaha qorshaha - Ramadan 2025 01/03/2025

Ramadan Mubarak dhamaantiin ๐ŸŒ™

Halkan ka dhagyso xalqada cusub ee season 3 Xidhiidhada Nolosha Podcast ๐ŸŽ™๏ธ

Kala duwanaanshiyaha qorshaha - Ramadan 2025 Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaft...

15/02/2025

๐Ÿ”” Hel tababar FREE ah markaad iibsatid 2 courses!

Ma tahay qof raba inuu bilaabo inuu naftiisa jeclaado, galiyo wakhti isagoo kor u qaadaya kalsoonida uu naftiisa iyo awoodihiisaba ku qaboโ“

Ma tahay qof culays ka haysto xidhiidhada dadka kale, garan la'na siduu is badal ugu keeni lahaaโ“

๐Ÿ‘‰ Fursadan waxaan ugu talo galay in aad ku baratid xirfadaha dhisaya *Kalsoonidaada* iyo sidoo kale is badal wanaagsan ku keenaya xidhiidhka aad *naftaada* iyo dadka kaleba la leedahay.

โฐ kusoo biiri casharadan duuban ee kuu diyaar ka ah sidoo kalana ay la socdaan su'aalo kuu fudaydinaya inaad waxaad baratay noloshaada ku dabaqdid.

โœจ Si aad u heshid casharadan, fariin iisoo dir kadib anaa kuso diraya linkiga Isdiiwangalinta.

Ka faa'iidaysasho wanaagsan โค๏ธ

Photos from Ubah Inspire and Fitness center's post 17/12/2024

Kulankan wuxuu ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen Ubah Inspire and Fitness center team taasoo ay ugu talo galeen in ay kor ugu qaadaan fahanka iyo xidhiidhka ka dhaxeeya bad-qabka cafimadka maskaxda iyo ciyaaraha 'sports'.

Waxaan kula wadaagay kulankan dhalinyartii kasoo qayb gashay qaababka kala duwan ee si malin le ah kaa caawinaya inaad u daryeesho cafimadka maskaxda iyo sidoo kale dariiqooyinka cilmiyaysan ee lagu kobciyo kalsoonida nafta.

Waxaan aaminsanahay kulannada noocan oo kale ahi waxay qayb wayn ka yihiin horumarinta mujtamaca iyo kor u qaadista wacyiga dhalinyarteena.

Photos from Amaal Haybe Coaching's post 15/12/2024

Aad baan ugu faraxsanahay in tababar kii borama si wanaagsan u qabsoomay Alhamdulilah.

Dhamaan inta ka soo qayb gashay wan uga mahadcelinaya sida wanaagsan ee ay u ilaaliyeen wakhtiga uguna diyaar ahaayeen ka faaiidaysashada tababarkan.

Waxaan hubaa in xirfadaha aad ka barateen tababar kan dhexdiisa is badal wanaagsan uu ku keenayo hab-fikirkiina, hadaf dajinta iyo gaadhista yoolalka aa leedihiin ee sanadka 2025.

Waxaan u mahad celinayaa Boqore, Suhayb iyo sawir qaadaha Wardi sida quruxda badan ee ay iilaa abaabuleen qabashada tababarkan.

โšก Hadaad doonaysid in aad heshid tababar kan oo duuban si online ah| Telegram malinka isniinta 23 December halkan iska diiwangali โฌ‡๏ธ
https://form.jotform.com/242045254021543

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 18:00