16/06/2024
Eid Mubarak dhamaan bah waynta Hargeisa Physique Gym illahy ciidan ciideeda bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hargeisa Physique Gym, Gym/Physical Fitness Center, Hargeisa.
Hargeisa physique Gym Is the First modern Gym Available Now In Hargeisa For You Male/Female
BODY BUILDING (MUSCLE GAIN)
WEIGHT LOSS PROGRAMS
COME HERE AND SHAPE YOUR SELF
16/06/2024
Eid Mubarak dhamaan bah waynta Hargeisa Physique Gym illahy ciidan ciideeda bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo
03/06/2024
Fursad shaqo.!!
Waxaan qaadanaynaa macalimad.
nagala so xidhiidh numberka hoos ku qoran
Shuruuda looga baahanyahay Macalimada .
- Khibrad macalinimo
- In ay dulqaad badantahay.
- soo dhaweyn iyo dhoolacadayn leedahay.
- in dietka wax ka garanyso.
Qaybta dumarka Waxaa kuugu diyaar couch Samiya oo takhasus dheeraad ah u leh exercises hoos ku xusan
* weight loss (misaan dhimis)
* weight gain (miisaan kordhin)
* diet plan (cabirida cuntada)
*pregnancy recovery(adkaynta jidhka ee umulaha)
Hargeisa Physique Gym
Hargeisa physique Gym Is the First modern Gym Available Now In Hargeisa For You Male/Female
BODY BUILDING (MUSCLE GAIN)
WEIGHT LOSS PROGRAMS
COME HERE AND SHAPE YOUR SELF
17/03/2024
Time tableka bisha ramadan Hargeisa Physique Gym
Ogeysiis ogeysiis Fadlan fursadan Yaaney ku dhaafin oo miisanka ku dhin mudo kooban Ramadanka awgii iyo gymta Hargeisa Physique Gym
12/02/2024
Are you Ready For Summer Transformation ?
Special Workout Are Ready For You.
💚💭❤️
Caweyska
iyo
Hargeisa Physique Gym
Highlight
28/12/2023
kaalay oo nala jimicso
Hargeisa Physique Gym
Follower
Highlight
17/12/2023
Maanta jadwalkaagu garab ma yahay?
raac stepskan oo arag isbadel dhaba.
Hargeisa Physique Gym
]
Follower
Highlight
08/12/2023
05/12/2023
ha qoomamayn ee imika bilow is badel dhaba
💚💭❤️
Follower
| Monday | 05:30 - 23:00 |
| Tuesday | 05:00 - 23:00 |
| Wednesday | 05:00 - 23:00 |
| Thursday | 05:00 - 23:00 |
| Saturday | 05:00 - 23:00 |
| Sunday | 05:00 - 23:00 |