Abdi Raxiin marcelo

Abdi Raxiin marcelo

Share

SPoRT

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 29/01/2021

Asc dhaman asxabta
Waa mar kale iyo safarkii sportska ee gobolada galbeedka
Gaar ahaan magaalo aqooneedka borama mar kale
Iyo M.mooge Academy football club Oo HaLKasi KuLaN is kubadeed kula ciyaartay dhigeeda DaWLaDa HooSe Ee BoRaMa
D.H.H Wa BiLaahi towfiiq

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 02/11/2020

AsC DhaMaaN aSaXPTa

WaXa MaaNTa CiYaaR XiisO BaDaN Dhex MaRTaY LaBaDa GoBoL ee

HaLKaasi Oo AY CiYaaR XaMaaSaD iYo XiisO BaDaN AY Kusoo BaDHiGeeN GiGaDa GaRooNka HaRGaYSa stadium
HaLkaaSi Oo AY GuuSHo KU RaaCaDY GoboLKaaSi HaWD

HaWD 2:0 M.JeeX

HeeR SaRe

10/09/2020

AsC dhaamaan aSaXBTa HaLKaN IGaLa SoCoTa

MAAMULKA tobabarayaasha ciyaaryahanada M.MOOGEACADEMY FOOTBALL CLUB waxay leeyhiin. (( SOONOQO ADOO NABADA ))
waa kuma ?

NAME :. SADAAM CABDIFATAAX XASAN (SON )

Ciyaatyahankan ayaa mudadiisii fasaxa uu kujoogay caasimada HARGAYSA uu soodhamaaday Kaas oo dib ugulaabanaya MAGAALADIISA jigjiga maalinta Bari ah

Ciyaatyahankan ayaa laqaatay M.MOOGE ACADEMY FOOTBALL CLUB maalmo quruxbadan iuo guulo wax ku ool ah Kaas oo m.mooge academy kula guulaystay in inay usoobaxdo wareega QOETER FINALKA

Waxay sabootinayaan ciyaaryahanada sobabaraha M.MOOGE ACADEMY MAAMULKA ciyaaryahanankan oo ay leeyhiin

---------------SOO NOQO ADOO NABADA-------------------------

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 06/09/2020

ASC DhaMaaN ASaXaBTa HaLaKaN IGULA SoCoTa

WaXa MaNTa Si WaDa JiR aH AaN DiB U FuRNaY AnIGa IYo DhaMaaN CiYaaRToYDa .MOOGE_ACADEMY Training Kii UDIYaR GaRoWGa IYo KOBCiNTa XiRFaDa KuBaDa CaGTa Ee DhaMaaN CiYaarTOYDa WaXaN SiDo KLe HaNPLYo HaLKaN U MaRiNaYa CiYaaRToYDa M.MOGe ACADEMY Oo AY SaFaR AY WaDa SuGaYeeN U TaaBO GaLaY SaFaRKaaS Oo ka BaXaSaN JaMuuRaIYaDa BaRaKaYSaN Ee SoMaLiLaND ALLA MAHAD LEH

ABDIRAHEEM MARCELO 12

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 06/07/2020

Asc DhaMaN AsaXBTa
Waa maR KaLe IYo TRAININGkii TaXaNaHa ii AHaa Ee AaN qaDaN JiRaY ToDoBaD KaSTa

ALLE AYA MAHAD LEH

MARCELO 1️⃣2️⃣🥈👑

SHEAR IO LIKE SAXIPAYAL

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 05/07/2020

ASC DHAMANTIIN



WaXa HabeeNkI XaLaY Ahaa La soo GaBa GaBeeYaY
KooB HaBeeNaDaN DaNBe Ba Ka SoCDaY GaRooRNka .MoGe_
KaaSi Oo AY XaFLaDa XiDhiTaaNkiiSa AY Kasoo
QaYB GaLee MaRTi ZhaRaF aaD u baDaN HaLkaaSiNa LaGu GuDooNsiiYaY BiLaD ShaRFeeDYo CiYaaRToYDii CiYaaRaYSaY KooBka






ALLA MAHAD LEH

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 28/06/2020

ASC DHAMAN ASAXABTA SHARFTA LEH
MARTIDA MAANTA WAA KUMAB ?
Magaciisu waa MaGaC DheeR_♡VaN__dijk♡
Waxa uuku dhashay magalada hargaysa sanadi 2003 kuna so barbaray isla magalada hargaysa
Wa ciYaRYaHaN ka CiYaRa DiFaca sido KaLe QaBaN KaRa BuRBuRiYe XiRfadisa kubada cagta wuxu ku gulaystay kobab badan iyo bilado sakhsi ah waxan leyahay h**e usoco

WaXa uu Ka CIYaaRaY GaRooMaDa SoMaLILaND UGu FaCa WeYN SIDa



WaxaNa Uu Lee YaHaY HaN IGo HiiGSi IYO HiMiLo DheeR aLLE HALA GaRaB GaLe

ALLE MAHAD LEH BAGE KA II LIKE GAREEYA

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 21/06/2020


Waa MaR KaLe IYo TRAINING Kii TaXaNaHa Ahaa
Ee AaN Ku HoRu MaRiN JiRaY XiRFaDaYDa KUbaDa CaGTa Oo AaN HaMi IYo HiiGsIBa ka LeeYahaY
ALLE MAHAD LEH

MARCELO 1️⃣2️⃣🥈👑

Photos from Abdi Raxiin marcelo's post 25/05/2020

AL-HAMDULILAH
WAXA Mar LaBaaD Si NaBaD GaLIYo Ah NooGu FuRMaY TrainingKi Bisha RaMaDaN Ka DiB SabaBo JiRa AwGeeD Oo H**e Loo FaSaxaY

HADANA Dib NooGu FuRaMaY Waa maLIN KaLe Oo KaMiD KoBoCa iYo HoRuMaRINTa XiRFaDaYDa KUBaDa CaGTa Oo AaN HiGSaNYo InaaN MeeLSaRe Ka GaaDHo

ALLE AYA MAHAD LEH

29/04/2020

MaRTiDa MaNTa Waa kuMa ?

Waa MID KaMiDa HaLDooRKa AMa HoGaaNKa DhaLiNYaRaDaaSi M.MoGe KaNa Mid Ah HaLYeeYaDa SiDa KHaSKa ah UGu TasHaDaaN M.MoGe CawiL Waa ciYaaRToY HeeR DaGMo IYo HeeR CaLaMI Ba Ka Soo CiYaaRaY
TaaSi oo Si WeYN LoGu XasuuSTo WacDariHii Uu Ka DhiGaY KooBki DaGMooYiNKa MaGaLaDaSi HaRGaYsa HaLkaaSi Oo Uu Ku MaTaLaYaY isLa DaGMaDaaSi M.MoGe

ALLA MAHAD LEH LKIE BAGE KA

01/03/2020

ASC DHAMAAN ASXAPTA

EL_CLASICO

FURAHA BARCELONA _MESSI
FURAHA REAL MADRID _RAMOS

Barcelona waxaY GuuLaYsaTaY 96 jeeR
Real MADRID WaxaY GuuLaYsaTaY 95 Jeer

KULAN= LA LIGA 26
GARSOORE= LOHAZ
GAROONKA=BaRNeBu
SAACADA=11:00

KhuBuRaDa CaaLaMka BaDaN KooDu WaxaY GuuSha U SaaDaLiYeeN Barcelona

HaDaBa SaaDaLi ADNa✓

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


24 Village
Hargeisa