Cabdilaahi Shiine

Call Directions Website

Cabdilaahi Shiine Wararka, Warbixinaha iyo Xogaha kala duwan ee ka dhacaya guud ahaanba Caalamka.

26/09/2026

Xil Gooniya Ayaa Iga Saaran Dhiiri Gelinta Dhalinyarada

Waan Idin Jeclahay Dhalinyaro♥️🙏

Final: Serpia (0:1) Carwo NuuxKooxda Carwo Nuux Ayaa Ku Guuleystay Tartankii Wada Jir Cup M.Mooge Kadib Markii 1 iyo 0 K...
26/09/2026

Final: Serpia (0:1) Carwo Nuux

Kooxda Carwo Nuux Ayaa Ku Guuleystay Tartankii Wada Jir Cup M.Mooge Kadib Markii 1 iyo 0 Kaga Adkaatay Kooxda Serpia Oo Ay Iskugu Yimaaden Kulanka K**a Dambaysta Ee Tartankan.

Final: Serpia (M.Haybe) Vs Carwo Nuux (June) 4:00 PmWaxa Maalinta Beriya Garoonka M.Mooge Stadium Lagu Soo Gabgabayn Doo...
24/09/2026

Final: Serpia (M.Haybe) Vs Carwo Nuux (June) 4:00 Pm

Waxa Maalinta Beriya Garoonka M.Mooge Stadium Lagu Soo Gabgabayn Doona Tartankii Kooxaha Heerka 3aad Ee Wada Jir Cup M.Mooge.

Tartankan Oo Ahaa Mid Xiiso Badan Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen 28 Kooxod Koo Ka Kala Socday Degmooyinka Caasimadda Hargeisa Ayey Iskugu Soo Hadheen Kooxaha Serpia oo Ka Socota Degmada M.Mooge Iyo kooxada Carwo Nuux Oo iyana ka Socota Degmada 26 June.

Saadali Kooxda Koobka Ku Guuleysan Karta Maalinta Beriya?

Kulan Xus Ah: France (4:30 Pm)Waxa Maalinta Beriya Oo Khamiisa Garoonka 2aad Ee Caasimadda Ka Dhici Doona Kulan Munaasib...
23/09/2026

Kulan Xus Ah: France (4:30 Pm)

Waxa Maalinta Beriya Oo Khamiisa Garoonka 2aad Ee Caasimadda Ka Dhici Doona Kulan Munaasibada Oo Lagu Xusaayo Kooxdi France Ee Garoonka Saylada Hargeisa.

Kooxdan Oo Taarikh Weyn Ku lahayd Degmada M.Haybe Iyo Guud Ahaanba Caasimadda Hargeisa Ayaa Ka Mid Ahayd Kooxaha Ay Sida Weyn Uga Soo Dhex Bixi Jireen Ciyaartoyada Caasimadda Ugu Wanaagsan.

Maxaad Ka Xasuusata Taarikhdi Kooxdan?

Friendly Match: Hurguf Ban Vs Halac Fc (4:30 Pm)Waxaa Jimcaha garoonka 2aad ee Caasimadda ka dhici doona Kulan saaxibtin...
17/09/2026

Friendly Match: Hurguf Ban Vs Halac Fc (4:30 Pm)

Waxaa Jimcaha garoonka 2aad ee Caasimadda ka dhici doona Kulan saaxibtinimo oo ay iskaga hor iman doonan kooxaha Huguf iyo Holac.

INAALILAAHI WA INAA ILAHYHI RAAJACUUN 😭Alle ha u naxariite waxa hada shil ku heeriyooday Walaalken Farxaan Maxamuud (far...
15/09/2026

INAALILAAHI WA INAA ILAHYHI RAAJACUUN 😭

Alle ha u naxariite waxa hada shil ku heeriyooday Walaalken Farxaan Maxamuud (faraxayo).

Alle ha Kaa Yeelo marti la jecel Yahay wllo😭😭😭

Friendly Match: Himilo Vs Arsenal (4:30 Pm)Waxa maalinta beriya kulan saaxibtinimo  kuwada ciyaari doona garoonka 2aad e...
10/09/2026

Friendly Match: Himilo Vs Arsenal (4:30 Pm)

Waxa maalinta beriya kulan saaxibtinimo kuwada ciyaari doona garoonka 2aad ee Caasimadda kooxaha Himilo Iyo Arsenal oo ka mid ahaa kooxaha soo maray garoonkan.

Kulankan oo ah mid si weyn loo wada sugaayo ayaa lagu xusayaa labadan kooxod oo taarikh weyn kulaha gudaha degmada M.Mooge.

Saadali natiijada kulankan.

Maxaad odhan lahayd bal waa kane?😂😂😂Maxaa maskaxdaada ku soo dhacay markaad sawirkan aragtay?
08/09/2026

Maxaad odhan lahayd bal waa kane?😂😂😂

Maxaa maskaxdaada ku soo dhacay markaad sawirkan aragtay?

06/09/2026

Gob iyo Caadadeed🙏♥️

Maamul ahaan waxaanu qaadanay raali gelinta ay maamulka kooxda Nadfod (Ex-X.Insaanka) iyo ciyaartoy Cawaale Maxamed Cabdi ka bixiyeen muuqalki dhawaan baraha bulshada lagu baahiyey ee uu Cawaale duubay, kaasi oo lidi ku ahaa dhaqankeena suuban.

Fiir Gaara: ganaaxi aanu h**e u soo saaray waa sidii uu ku soo baxay oo waxba iskamay bedelin, marka laga reebo inuu u ogolaanay inuu garoonka iman karo oo qayb ka noqon karo daawadayaasha iyo joogida wakhtiyada ay kooxdisu tobabarka ku qaadanayso garoonka.

05/09/2026

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
GAROONKA M. MOOGE STADIUM

Tixraac: GMS/05/09/2026
Taariikh: 05/09/2026

Ku: Cawaale Maxamed Cabdi (Yeelko)
Ku: Kooxda Kubbadda Cagta Xuquuqul Insaanka

UJEEDDO: CAMBAARAYN IYO GANAAX

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Guddiga Garoonka M. Mooge Stadium, waxaan si adag u cambaaraynayaa ugana soo horjeedaa muuqaal anshax-xumo ah oo uu duubay ciyaaryahan Cawaale Maxamed Cabdi (Yeelko), oo ka tirsan kooxda heerka 3aad (C) ee X.Insaanka.

Muuqaalkaasi wuxuu dhaawac ku yahay sumcadda iyo magaca Garoonka M. Mooge Stadium, wuxuuna ka hor imanayaa anshaxa iyo dhaqanka suuban.

Sidaa darteed, Guddiga Garoonka M. Mooge Stadium wuxuu go’aamiyey in ciyaaryahankan laga mamnuuco Garoonka M. Mooge Stadium muddo laba sano ah, laga bilaabo taariikhda warqaddan.

Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan ciyaartoyda iyo kooxaha isticmaala garoonka inay ilaaliyaan anshaxa iyo sharafta garoonka.

Fiiro Gaar ah: Haddii ciyaaryahankan ganaaxan dib loogu arko gudaha xayndaabka garoonka, maamulka wuxuu qaadi doonaa tallaabooyinka sharci ee ku habboon.

C/laahi Jaamac Cabdi (Shiine)
Guddoomiyaha Garoonka M. Mooge Stadium

Address

M. Mooge MCH
Hargeisa

Telephone

+252634488110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdilaahi Shiine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share