04/09/2020
Rasmi Leo Messi ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono Barcelona xilli ciyaareedka 2020/21 🚨
Nagusoo biir saaxip pagekanDalmar newss
Dalmar news
04/09/2020
Rasmi Leo Messi ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono Barcelona xilli ciyaareedka 2020/21 🚨
Nagusoo biir saaxip pagekanDalmar newss
04/09/2020
Luis Suarez ayaa ogolaaday inuu ku biiro Juventus, iyadoo kaliya la go’aaminayo mushaarkiisa Barcelona, sida uu warinayo Guillem Balague
Kusoo biir pagekan Dalmar news
04/09/2020
Jumca Mubarak meel walba ay joogaan muslimiinta.
Kusoo biir pageka Dalmar news
03/09/2020
MADOWGU WAA QURUX 😍💓
Jumca Mubarak my freids
Kusoo biir pagekan Dalmar news
03/09/2020
Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa inuu seego kulamada Portugal ee Nations League vs Croatia iyo Sweden sababo la xiriira infekshan ku dhacay cagtiisa, sida uu warinayo Di Marzio
Fadlan kusoo biir pagekana Dalmar news
03/09/2020
Sergio Ramos" ma doonayo inuu messi ka tago kooxda .!!
Waar malaha run ka ma aha Ramos hadalkaasi
Fadlan kusoo biir pagekan Dalmar news
03/09/2020
Qiso qiimo badan fadlan hal daqiiqo ila akhri
Qiimaha Saaxiibtinimmadda
Shan sanno ka hor ayuu saaxiibkay geeriyooday, Maantana waxaa si kadis ah la iiga soo wacay telefoonkiisii. Waaba se wiilkiisii 10 jirka ahaa oo igu leh: Waxa aan u baahanahay baaskiil aan ku ciyaaro.
Waxa aan ku idhi waa diyaar oo waan kuusoo iibinayaa, lkn marka h**e ma i taqaan? Wuxuu yidhi Maya kuma aqaan balse waxa aan helay sawir Aabbahay iyo qof kale ay wada galeen oo dhabarkiisa dambe lagu qoray lambarkaaga iyo fariin odhanaysa: "Haddii aad wax u baahataan oo aanan joogin weydiista qofka"
Mention dheh Saaxiibkaa/Saaxiibaddaa
Fadlan kusoo biir pagekan Dalmar news
02/08/2020
Horta arsenal ma kooxda ugu tageeraha badanba premiere ligue ilaa xalay postga isoo maraaba waa arsenale yaabnaye 😋
Congregation arsenal funs 14 AF cup ⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳👈
24/01/2020
Fanaankii weynaaye somaliyeed da.uud cali masxaf ayaa maanta ku geeryooday magaalada jigjiga😭😭😭😭
Alle waxaynu uga baryaynaa inuu janooyinkiisa fardawsa geeyo
22/01/2020
Manchester United ayaa guuldarro ka soo gaartay kooxda Burnley kulan ka dhacay Old Trafford realmadrid iyo Barcelona oo iyana dirqi kaga badiyey laba koxoodo heerka sadexaada iyo ninkii ronaldo ahaa oo sii wata gooldhalintiisi cajiibka ahayd Roma ayey 3:1 kaga badiyeen
22/01/2020
:: SAWIRKA MAANTA ::
Wiilasha Mikel Arteta oo ku bashalay stamford bridge Kulankii London Derby oo la isku garab dhacay, xilli aan aragnay 10 xiddig oo ka wanaagsan 11-kale.
21/01/2020
Gabriel Martinelli 🔥🔥