12/08/2023
AL CAYN FC β½οΈ EX MOSCOβ½οΈ
Aad ban idinku faraxsanahayπ
Wanaag oo dhan ayan idin rajeeyay, ciyaartoydaydi halkaas iyo meel kasareysaba wd gaadhi dontan inzh allah.
**e usocda oo dhigiin usareeyahπͺππ
18/07/2023
KOOXDA MOSCO FOOTBALL CLUB AYAA KA QAYGALAYSA TARTAN LAGA BILAABAYO GAROONKA GURYA SAMO STADIUM EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE EE MAGALADA HARGEISA
KOOXDA MOSCO AYAA NASIIB U YEELATAY IN LAGU BILAABO KHAAMISTA OO AY BISHU TAHAY 20/07/2023. CIYAARTA LABAD
KOOXAHA GROUP KA KU WEHELIYA MOSCO AYAA KALA AH KINGS, REAL STAR, HAYAAN.
DIYAAR GAROOW FIICAN AYAAN SAMAYNAY I.ALLAH DIYAAR BAANNA U NAHAY IN AAN KOOBKA KA MUUQANO OO AAN KU GUULAYSANO I.ALLAH.
π COME ON MOSCO TEAM β½οΈ
26/05/2023
βοΈπ HERE WE GO ! DONE DEAL
Waxa ay Naadiga Mosco Football Club La soo Wareegtay Saddex Ciyaartoy;
Abdikarin Ali Ismail Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Hamze Ibrahim Abdi Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Jimcaale Hasan Osmaan Booska u Uga Ciyaari Doono Dhex
Waxan Leeyhy Ku Soo Dhawaada Naadi Midaysan Welcome To team mozco β½οΈπππ¦
10/05/2023
Waxan Aad ugu soo dhawaynaya Gudoomiyaha 1aad ee Naadiga Mosco
Mudane Sadiiq Maxamed Cabdi
Shaqo Wacan Gudoomiye πππβοΈ
06/05/2023
Waxan Halkan Hampalyo uga diraya dhmn Kooxda Kubada cagta ee Al Cayn Football Club EX MoZco Football Club Champions π π₯ ka Degmada Gacan Libaax πβ¨οΈπ§¨
08/03/2023
Friday Final Match β½οΈππ
Garoonka M.Ahmed.Ali Stadium π
Wakhtiga 4.00 Galabnimo
MoZco Football Club Guul I.allah
Hadal Yar iyo Hawl Badan
01/12/2022
Wednesday Final Match β½οΈππ
Garoonka Baatuun Stadium
Wakhtiga 3.00 Galabnimo
MoZco Football Club Guul I.allah
Hadal Yar iyo Hawl Badan
20/11/2021
Hambalyo AbdiAsiis and Hamda gurigiinu guri naagi
Guurigiinu guuri khayr β€π₯°π€΅ββοΈπ°ββοΈ