MoZco Football Club

MoZco Football Club

Share

Sports Team

Photos from MoZco Football Club's post 12/08/2023

AL CAYN FC ⚽️ EX MOSCO⚽️

Aad ban idinku faraxsanahayπŸ‘

Wanaag oo dhan ayan idin rajeeyay, ciyaartoydaydi halkaas iyo meel kasareysaba wd gaadhi dontan inzh allah.
**e usocda oo dhigiin usareeyahπŸ’ͺπŸ‘πŸ‘

18/07/2023

KOOXDA MOSCO FOOTBALL CLUB AYAA KA QAYGALAYSA TARTAN LAGA BILAABAYO GAROONKA GURYA SAMO STADIUM EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE EE MAGALADA HARGEISA
KOOXDA MOSCO AYAA NASIIB U YEELATAY IN LAGU BILAABO KHAAMISTA OO AY BISHU TAHAY 20/07/2023. CIYAARTA LABAD
KOOXAHA GROUP KA KU WEHELIYA MOSCO AYAA KALA AH KINGS, REAL STAR, HAYAAN.
DIYAAR GAROOW FIICAN AYAAN SAMAYNAY I.ALLAH DIYAAR BAANNA U NAHAY IN AAN KOOBKA KA MUUQANO OO AAN KU GUULAYSANO I.ALLAH.

πŸ† COME ON MOSCO TEAM ⚽️

Photos from MoZco Football Club's post 26/05/2023

βœοΈπŸ“‹ HERE WE GO ! DONE DEAL

Waxa ay Naadiga Mosco Football Club La soo Wareegtay Saddex Ciyaartoy;

Abdikarin Ali Ismail Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Hamze Ibrahim Abdi Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Jimcaale Hasan Osmaan Booska u Uga Ciyaari Doono Dhex

Waxan Leeyhy Ku Soo Dhawaada Naadi Midaysan Welcome To team mozco βš½οΈπŸŸπŸ†πŸ¦

Photos from MoZco Football Club's post 10/05/2023

Waxan Aad ugu soo dhawaynaya Gudoomiyaha 1aad ee Naadiga Mosco

Mudane Sadiiq Maxamed Cabdi

Shaqo Wacan Gudoomiye πŸŽŠπŸ™πŸ“‹βœοΈ

08/05/2023

Congratulation 🎊 🎊 🎊 Mai Boy Team Al Cayn Ex Moscowi πŸ₯‡πŸ†

Photos from MoZco Football Club's post 06/05/2023

Waxan Halkan Hampalyo uga diraya dhmn Kooxda Kubada cagta ee Al Cayn Football Club EX MoZco Football Club Champions πŸ† πŸ₯‡ ka Degmada Gacan Libaax πŸŽ‰βœ¨οΈπŸ§¨

08/03/2023

Friday Final Match βš½οΈπŸ‘‰πŸ†

Garoonka M.Ahmed.Ali Stadium 🏟

Wakhtiga 4.00 Galabnimo

MoZco Football Club Guul I.allah

Hadal Yar iyo Hawl Badan

Photos from MoZco Football Club's post 01/12/2022

Wednesday Final Match βš½οΈπŸ‘‰πŸ†

Garoonka Baatuun Stadium

Wakhtiga 3.00 Galabnimo

MoZco Football Club Guul I.allah

Hadal Yar iyo Hawl Badan

20/11/2021

Hambalyo AbdiAsiis and Hamda gurigiinu guri naagi
Guurigiinu guuri khayr ❀πŸ₯°πŸ€΅β€β™‚οΈπŸ‘°β€β™€οΈ

Photos from MoZco Football Club's post 09/10/2021
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
ROAD1