Coach Al Dallaali

Coach Al Dallaali

Share

PAGE-kan waxa aad kala socon kartaa macluumaad ka cayaarwalba kadib
Iyo TATIKDA labada koox
Iyo AQRINTA cayaarta please FOLLOW US

26/02/2026

ONANA o ku hanjabay inu boska kala bixi dono. SENNE LAMMENS.
Jawaabteyda waa هههههههههههه hhhhhhh kkkkkkkkk kix kix kix kix
By All

23/02/2026

HADAAD AMINSANTHY IN ARSENAL HORYALKA AYSAN KU GULEYSANEYN SANADKAN.
WLL WAD XANUN SNTHY.

BY All

22/02/2026

Arsenal o wadada gusha dib ugu so labatay waliba ayado careysan ayey so gashay garonka wata laxaaqay koxdi la lahaa wey celineysaa
Bababababa naar naaar Arsenal
By All

22/02/2026

City and Newcastle pep o FALSAFADA cusub la yimid
By All

Photos from Coach Al Dallaali's post 19/02/2026

Waligiinba foto shop so sameeya kobkan wuu arsanalowbay. iga qora taas PEEP 👀 indhihiisa ayu wax ku arki doonaa.
By All

19/02/2026

Afarta dhibcood bay kuqadi dontaa horyalka wax wal wal ah k**a qabo ARTETA CITY NA CITY h**e maaha
Aniga Arsenal ma tagero
By All

19/02/2026

Dag daga hala joojiyo ARSENAL wey qaadi dontaa horyalka. Erigaas meel ku qorta wa murashax NO 1 ARSENAL city boska NO. 2 hayska gasho
By All

19/02/2026

Mahmaa kaan horyaalka ARSENAL baa qaadi. donta 12 cayaar ba u hartay CITY wa qasab city intaa cayaar u hadhay iney lumiso dhibco
By All

18/02/2026

Horyaalka egland wa hubaal iney qadeyso Arsenal adna fikirkaga nala wadag

18/02/2026

VINNI labo UCL cups ayaan heystaa bu yiri. Jawabta u bixiyay OTAMRNDI
FINALISSME. Copa AMERICA.
And WORLD. CAP. babababa oyaye waxbaa ku dhacay hhhhh
☪️ RAMADAAN KARIM
By All

Photos from Coach Al Dallaali's post 15/02/2026

RAPHINHO. Haduu kaxda ka maqan yhy gul ha sugin waayo sanadkan 5 jeer u maqnaa wala garacay barce
Saas ay thy hadana koxda waxa mudnanata koowad iskaleh YAMAL
Cajiiib. By Al

15/02/2026

Sanadku. Waa 2006. World Cup
Cayarta waxey aheyd warega 16.
hadaba sheeg ninka racayo zizo Zidane wa dafac caan ah waliba waxu inbadan u so cayaray Barcelona
BY all

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeisa Road No1
Hargeisa
SOM252