Happy 18 May to all Somalilanders
🌹🌹🌹
Hargeisa Trampoline Centre - HTC
Faahfaahin dheeraad ah fadlan wac ☎️63-6133393
Hargeisa Trampoline Play Centre waa Goob Ciyaareed loogu talo galay Caruurta, Waxay ku taalaa Kaantaroolka galbeed halka uu ka guuray, Kaalinta CumarXaashi Agteeda.
Xarunta Ciyaaraha Hargeisa Trampoline maalinta Jimcaha May 8, 2026 waxaa kuugu diyaar ah kooxda Madadaalada Playzoo-maaweelo oo caruurta usoo bandhigi doona ciyaaro kal duduwan oo caruurtu ku raaxaysato dabaaldega Xuska Sanadguurada Xoriyad lasoo noqoshada Somalilad ee 18 May. Ciyaaraha waxa ku jira kuwa qalaamarogodka (Circus).
Fadlan ha moogaan Jimcaha 8 May, 2026.
Faahfaahin dheeraad ah, fadlan wac ☎️63-6133393
Celebrating our 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
HA MOOGAAN XARUNTA CIYAARAHA EE HARGEISA TRAMPOLINE IYO JAWIGA ROOBAN.
~~~~~~~~~~~~~~~
Xaruntu waxay kuu furantahay Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista labada galinba. Maalmaha kalena Galinka danbe oo kaliya.
Xaruntu waxay kugu soo dhawaynaysaa jawi rooban iyo goob balaadhan oo caruurtu ku ciyaarto laydhana u furan.
Goobta: Kaantaroolka Galbeed halka uu ka guurey, Kaalinta CumarXaashi agteeda.
Faahfaahin dheeraad ah , ☎️63-6133393
KuLa Casariyee oo kula Cawee Laydha Rooban Caruurtaada Waalid!,
Hargeisa Trampoline Centre - HTC Hargeisa Trampoline Play Centre waa Goob Ciyaareed loogu talo galay Caruurta, Waxay ku taalaa Kaantaroolka galbeed halka uu ka guuray, Kaalinta CumarXaashi Agteeda. Faahfaahin dheeraad ah fadlan wac ☎️63-6133393
HA MOOGAAN XARUNTA CIYAARAHA EE HARGEISA TRAMPOLINE IYO JAWIGA ROOBAN.
~~~~~~~~~~~~~~~
Xaruntu waxay kuu furantahay Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista labada galinba. Maalmaha kalena Galinka danbe oo kaliya.
Xaruntu waxay kugu soo dhawaynaysaa jawi rooban iyo goob balaadhan oo caruurtu ku ciyaarto laydhana u furan.
Goobta: Kaantaroolka Galbeed halka uu ka guurey, Kaalinta CumarXaashi agteeda.
Faahfaahin dheeraad ah , ☎️63-6133393
KuLa Casariyee oo kula Cawee Laydha Rooban Caruurtaada Waalid!,
Xilligan Rooban kula Casariyee oo kula cawee Caruurtaada Waalid Xarunta Ciyaaraha Hargeisa Trampoline.
Jimcaha iyo Khamiista labada galinba xaruntu way kuu furantahay, maalmaha kalena galinka danbe oo kaliya.
Faahfaahin dheeraad ah -☎️ 63-6133393
Outdoor Games Trampoline Play Centre. La casariyee Caruurtaada Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha labada galinba. Maalmaha kale, Xaruntu waxay kuu furantahay galinka danbe.
Faahfaahin dheeraad ah ☎️63-6133393
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 14:00 - 19:00 |
| Tuesday | 14:00 - 19:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Friday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 14:00 - 19:00 |
| Sunday | 14:00 - 19:00 |