Caano geel wali ma cabtay?
Shah wah Group laba
Comedy boy
Isha ruuxa deqaa💘
Qalbigana dawayn kara🫀
Yaa ila mid ah😅🤣
23/11/2022
Xulka Qaranka Jarmalka oo maanta la dheelaya dhiggooda Japan ayaa cayaarta ka hor soo galay sawir ay afka gacanta ku hayaan kaas oo ay ku sheegeen muddahaarad ka dhana dawladda Qadar iyo ururka FIFA.
Xulkan ayaa ku doodaya in laga hor istaagay muujinta iyo xidhashada Astaanta qoom Luudka lagu taageero ee one love ka loo yaqaan.
Dhowaan FIFA ayaa ku goodiday in kaadhka huruudaha ah la siin doono Kabtankii garoonka la soo gala astaamahaas oo ah kuwo ka reebban koobka Adduunka ee sannadkan dhacaya.
23/11/2022
Ronaldo ayaa bartiisa Instagram soo dhigay sawir kaas oo uu xiran yahay Sacad ay ku sawiran tahay isagoo gool ka dhalinaayo Man United.
Jawi dagan 🤥
Viv wadani 🧡
Videogan baan saawaday manaan qoslin been dheh😆
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Hargeisa