Redsea football club

Redsea football club

Share

Football is a saver in our youth

Photos from Redsea football club's post 25/05/2024

Redsea football club
Happy world day Football
Maalinta kubada cagta Aduunka

12/03/2024

Zuhaip Hassan Sancho 47
Weeraryahanka Redsea football club
Go forward our magic

Photos from Redsea football club's post 10/03/2024

stadium

ReDz🅰️⚽️☠️

09/03/2024

Redsea Vs Green Gas
Tartanka : Ramadan cup
Garoonka : xawaadle stadium
Wakhtiga : sabti 4.00pm

Guul insha alah💯

07/03/2024

Tababare Ayaa ka soo muuqan garoonka ugu xaamsada badan caasimada Hargeisa
0A
Isaga oo ah Tababaraha koowaad kooxda Redsea football club

Tababare guulayso insha allah

Photos from Redsea football club's post 14/10/2023

Congratulations Congratulations
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Redsea football club

Maalinta beri ah ka qalin badelanaya New Generation University
Go forward legend cilmigad baratay Allah ha kugu anfaco
Móztaphê Nouh

Photos from Redsea football club's post 30/09/2023

Sawirada Redsea football club iyo xafladii Arooska
jama iyo Nour
Habeen qiimo badan noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado noqda Insha allah
FARXAD WAARTA WELIGIIN🥳

Photos from Redsea football club's post 27/09/2023

💍Hambalyo Aroos wacan 🔥🎂🎂💯
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
‎kooxda Redsea football club oo farxada la wadaagtay legendary ugu miiska culus kooxda ee Zack Shakiib Junior
Hambalyo, Hambalyo Aroos wacan🍨🍨
Waxaan hambalyo farxadeed halkan uga diraynaa walalkey
iyo marwadiisa

Waxaan leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada, Wiil & caano, Gabar & caano.

Waxaan idin ku ducaynayna ducadii rasuulkeena(SCW):

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .🤲

Photos from Redsea football club's post 04/09/2023

Dhamaan maamulka macamalimiinta , captainada iyo ciyaartoyda Redsea football club waxa ay farxad la qaybsanayaan qoyska ku soo biiray kooxdaee uu dhisay Zack Shakiib Junior
iyo bmarwadiisa
Qoyskaa cusub waxa aan u rajaynayaa
Farxad waarta weligood

REDSEA FAMILY

18/08/2023

Dhamaan maamulka , macalimiinta iyo ciyaartoyda waxa ay caafimaad u rajaynayaan kooxda
Daafaca dhexe ee Redsea football club
ApDiqani Mohamed ( Cambe jr )dhaawac lugta ka soo gaadhay
Allah ha ku caafiyo

Photos from Redsea football club's post 13/08/2023

Kooxda Redsea football club Ayaa markii koowad koox dhamays tiran Kaga soo muuqan masraxa riyada
Waxaana ay ka qayb galaysaa koobka
Fiiro gaar ah ma ciyaari doonaan ciyaatoyda diiwaan gashan ee kooxaha horyaalka u ciyaara sida :
Móztaphê Nouh caska
Amiin Nouh
AbdiAsis Hußßèìñ
Zack Shakiib Junior
AHmet Wardii
Farxaan Bidixo
Jamaal Apees

Xaabays team

12/08/2023

Kooxda Redsea football club vs Fc Daloodho

Koobka bacaadka xidhiidhka kubada cagta

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa