Psg soomali fans

Psg soomali fans

Share

kusoo dhawow psg soomali fans follow nasoo dheh adigoo mahadsan

11/11/2024

See layahay PSG fans👋

07/05/2024

Let's do this guys

01/05/2024

First leg of semifinal tonight🍿

10/06/2023

Oo hada city ma qaangaadhey anaga uunbaa hadhney hadaa😂

05/06/2023

Rasmi” kooxda psg ayaa dhameystirtey sexiixa asensio isagok qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ilaa 2027(fabrizo romania)

05/06/2023

Rasmi” ciyaaryahankii h**e ee kooxda psg ayaa ka fadhistey ciyaaraha slatan good lucky

05/06/2023

Rasmi” Paris saint Germain ayaa dhamestirte saxiixa xidiga Manuel Ugarte isagoo qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ilaa 2028.(Fabrizio Romano)

15/03/2023

Shaqadan hayaad haysaa zxp kusoco horumar baan kuu rajeynayaa

08/03/2023

Defeat😭

08/03/2023

Line upka caawa sidee u aragtaa kuwan god bay noogu jiraan caawa😁

05/03/2023

2012: Lionel Messi ayaa noqday gooldhaliyaha ugu sareeya ee Barcelona isagoo jira da’da 24 sano⚽

2023: Kylian Mbappe ayaa noqday gooldhaliyaha ugu sareeya ee PSG's isagoo jira da’da 24 sano ⚽

Waxbadan wan kugumaysan dionaa kooxaha labadan💪💪

05/03/2023

Leo messi ayaa haatan ku lug yeeshay 1000 gool oo heer kooxeed ah

Goat

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Borama
Hargeisa