26/08/2026
Captain ka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee xilli ciyaareedkan 2026/27 wuxuu noqon Abdirhman Ahmet Essa koronto
Waxaana xilkaa u magaacabay Macalinka 1aad ee Kooxda Ibrahim abdisalan
fans
26/08/2026
Macalinka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee ibraahim abdisalaan ayaa magacaabay Captainada Kooxda 1aad , 2aad , 3aad , iyo 4aad .
Captain 1aad: Abdirahman Koronto
Captain 2aad: Mohamed Khadar
Captain 3aad: Yasin Buraale
Captain 4aad: Mubarik Lambasa
Nasiib Wacan Dhamaantiin ba
Alla ha idinku asturo Idamka alle xilkaa la idiin igmaday
21/08/2026
Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada waxay la soo wareegtay ciyaartoy Suhaib Yare oo ay kala soo wareegtay Kooxda Daallo academy anba N.D.C ,
Waana Ciyaartoy weerar ah oo lagu soo xoojiyay safka h**e ee kooxda
fans
16/08/2026
Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada waxay amaah 1 Sanno ah kula soo wareegtay ciyaartoy ooay kala soo wareegtay Kooxda Ciidanka Asluubta Hargeisa
fans
02/08/2026
Saxiix Cusub :
Xasan Abdirahman ( Buushaale ) kusoo dhawoow Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Gacmo Furan laacib
Waa difaac cusub oo kusoo biiray kooxda
11/07/2026
Rasmi:
Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada
Waxa tababare u noqon doona insha Allah
Laga bilaabo maanta
Ibrahim Abdisalan Mohamed
Alla haku guuleeyo insha Allah
Soo dhawoow mclin
10/07/2026
Siduu khair kuu ku jiro insha Allah
Isku aadka Horyaalka Caasimadda ee Heerka 2aad
Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada
31/05/2026
Maanta iyo Training Kii Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada
Galbta insha Allah
Garoonka : Puma
Time ka: 4:00 Pm
Ustaad ka Cabdisalaan Maydhane
26/05/2026
Eid odxa Mubarak 🌙
Hanbalyo Dhamaan umadda Islaamka ah gaar ahaan reer Somaliland
Gaar ahaan Bahda Ciyaaraha