05/07/2023
Rasmi, waa la xaqiijiyay.
Mason Mount ayaa Manchester United kaga soo biiray Chelsea aduun dhan 55 milyan ginni iyo 5 milyan oo ginni oo dheeri ah. 🚨🔴
Qandaraas socon doona ilaa iyo Juun 2028 oo leh ikhtiyaar hal xilli ciyaareed oo kale.
05/07/2023