Kooxda Hayadda Nadfor

Kooxda Hayadda Nadfor

Share

Ku Soo Dhawow Bogga Rasmiga Ah Ee Kooxda Kubaada Cagta Ee Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland. ⚽️🏆

Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 27/08/2026

mayiirka magalada jigjiga Iyo kulanki maanta ee ciyaartooga reer jigjiga ee ku sugan caasimada hargaysa

27/08/2026

Maanta iyo garoonka labaad ee caasimada

24/08/2026

Wasiir yuusuf kayse iyo ciyaarhanada kooxda

Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 24/08/2026

Wasiir yuusuf kayse iyo ciyaarhanada kooxda

Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 24/08/2026

🏠 HOME KIT ❤️+🤍
✈️ AWAY KIT 🤍+🖤

Horyaalka Caasimadda Ee Hargeysa 2026/2027.


Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 24/08/2026

Rasmi|

Waxaanu Si Rasmiya ula Soo Wareegnay Ciyaaryahan Abdinajiib "NAJO" Soo dhawoow Walal kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda NADFOR Kal iyo laab ayaan kuuso dhawaynaynaa dhamaan maamulka ciyartoyda iyo taagerayaasha ruuxiga ah ee kooxduba

Kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda "NADFOR".Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL

Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 24/08/2026

Rasmi

Waxaanu Si Rasmiya ula Soo Wareegnay Ciyaaryahan Abdiaziz "JEESTO" Soo dhawoow Walal kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda NADFOR Kal iyo laab ayaan kuuso dhawaynaynaa dhamaan maamulka ciyartoyda iyo taagerayaasha ruuxiga ah ee kooxduba

Kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda "NADFOR". Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL

Photos from Kooxda Hayadda Nadfor's post 24/08/2026

Rasmi

Waxaanu Si Rasmiya ula Soo Wareegnay Ciyaaryahan Abdirahman "CADDO" Soo dhawoow Walal kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda NADFOR Kal iyo laab ayaan kuuso dhawaynaynaa dhamaan maamulka ciyartoyda iyo taagerayaasha ruuxiga ah ee kooxduba

Kusoo dhawoow Kooxda Hay'adda "NADFOR".
Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL

23/08/2026

Qalbi furan iyo gacmo furan kusoo dhowoow wlal🤝

Rasmi:
Abdinajiib Najo Ayaa Ku Biiray Kooxda NADFOR

23/08/2026

Qalbi furan iyo gacmo furan kuso dhowoow wll🤝

Rasmi:
Abdi Jeesto Ayaa Ku Biiray Kooxda NADFOR

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa