07/10/2024
Kooxda iftin page iftin academy football academy oo ku guulaystay koop nek out ah 🏆oo ka socday garoonka tareeriska oo ay la ciyaaraysay dhigeeda powers Academy Alxm ilahy wuu nagu asturay inshaa allah waxan rajaynayna guulo inta ka badan inan gaadhno 🏆❤️💪