30/09/2026
FULL-TIME | BAANKA FC 0-5 GAASHAAN FC
Taageera yaasheenna qaaliga ah, waan ka raalli-gelinaynaa natiijadii Cawa iyo inaanan idiin keenin 3-Dhibcood. Waan ognahay sida aad noo garab istaagteen, waana idinka mahadcelinaynaa.
Guuldarradu waa cashar, safarkuna wuu socdaa. Waxaan dib ugu soo laaban doonaa dadaal, midnimo iyo go’aan adag.