Ciyaarsame academic Stadium

Ciyaarsame academic Stadium

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciyaarsame academic Stadium, Stadium, arena & sports venue, kood buur distict, Hargeisa.

25/01/2024
14/01/2024
05/01/2024
01/07/2020

fadlan ha moogaanina

03/05/2017

sidaa haloo dadaalo mustaqbalka waa inay soo baxaan rag sidan oo kale ah

Untitled album 25/04/2017
09/04/2017

waa nin u damqaday carurtaa ku dhibateysan syria waxan ilahay uga baryaynaa inuu islaamo oo dinta xaqa ah waafajiyo insha allah

19/03/2017
Photos 12/01/2017

Ciyaartii galabta waxay kusoo af- meerantay oo guushu raacday kooxda s/l former oo dhigodii kulmiye dhulka ku jiiday 2:0

Photos 12/01/2017

Maalinta Khamiista ee ay bisha January tahay 12, 2017, waxa magaalada Hargeysa ka dhici doonta ciyaartii ugu horreysay ee nooceeda ah ee lagu arko garoomada kubadda cagta intii ay Somaliland jirtay.


Ciyaartan ayaa waxa isaga hor iman doona koox metelaysa xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo koox kale oo ka kooban halyeeyadii kubadda cagta soo maray Somaliland oo uu hormood u yahay Xasan Waraabe-cadde.

Ciyaartan oo bilaabmi doonta Salaadda Casar kaddib, ayaa waxay ka dhici doontaa garoonka Ciyaar-same ee magaalada Hargeysa, taas oo iba-fur u noqon doonta ciyaaro kale oo noocaas ah oo ay kaga daydaan siyaasiyiinta kale ee waddanku.

Murashaxa xisbiga KULMIYE, Muj. Muuse Biixi Cabdi oo ah siyaasiga u tartamaya xisbigaas doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka dhacdo, ayaa ah xor ka ah balwadaha jaadka iyo sigaarka oo faro-baas ku haya masuuliyiinta iyo da’yarta waddanka.

Ciyaartoyga Labada kooxood:

Kooxdda KULMIYE


1. Muuse Biixi Cabdi (Kabtan)
2. Axmed Cabdi Dheere
3. Maxamed Ilka-case
4. Xasan Gaafaadhi.
5. Mustafe
6. Xildhibaan Obama
7 . Cabdikarim Guji
8. Guuleed Alves
9. Maxamed-Khadar Kabadhe (Oday)

10. Xuseen Xinifo



Kooxda Xiddigaha (Halyeeyada)

1. Hassan Warabe Cadde (Kabtan)

2. Jamaal Cali Xuseen

3. Diri-dhaba.

4. Fu’aad Dhabbo

5. Ismaaciil Jumayka

6. Shakuur.

7. Cabdi Good Abees

8. Mustafe Carse

9. Diito

10. Maxamed Xasan Aadan (Dooli)

11. Jamaal Maxamed Xasan

12. Axmed Cismaan (Shaadhay)

Vote for EA SPORTS Player of the Month 05/10/2016

Halkan uga codee shantan ciyaartoy kii ugu wanaagsanaa premiere league bishii la soo dhaafay ee September

Vote for EA SPORTS Player of the Month Vote and help decide the award for the best Premier League player in September

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Kood Buur Distict
Hargeisa
CIYAARSAME