11/12/2025
Uwellcom legend my dear bro Sheekhawe 💚
Respect ��
11/12/2025
Uwellcom legend my dear bro Sheekhawe 💚
02/09/2025
Alle Caafimaad taam ah ha siiyo Kabtankii h**e ee xulka Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Xasan Maxamed (Gabyaaye) oo maalmihii ugu dambeyeey cisbitaalka u jiifay xaalad caafimaad.
Ciyaartoy h**e Gabyaaye ayaa maanta loo qaadi doona dalka Itoobiya halkaasi oo lagula tacaali doono xaaladdiisa Caafimaad.
Amen ya rabi 🤲🤲🤲
25/06/2025
Hard work training ❤️⚽️
22/06/2025
Back to training work ❤️⚽️🙏
04/06/2025
Gobolka sanaag 👀2020💙
18/05/2025
Happy 18 may 💚🤍❤️🫶🏻 Somaliland 🙏
09/05/2025
Alhamdulilla waynu dadalnay lakin qadarta alle teni ka dhigin my team neva give up insh allah next ❤️
29/03/2025
😰😰Final 2015 ayaya hayd markii la iga qaday cupka B ee ramadanta 10years ago 2025 final cup B kadbina halkiba la igaga qaday shalay alx lakin waa alle mahadi😰🤲💔
27/03/2025
Alhamdulilah hayaan dheer ka bacdi waxan joogna Final ilahay inta hadhayna guul baynu waydisanayna tageerayasha sida wanagsan alle ha idinka abal mariyo ❤️🤲💪insh allah guul
Geosol
Ex posnia
Goljano
22/03/2025
Hargeisa Stadium 🏟️ Ramadan kariim 🤍❤️🙏
02/03/2025
🌙Ramadan kariim 🌙❤️dhamantii umada islamka ah