09/03/2024
π¨Rasmi: Ben White ayaa loo doortay xidigi ugu fiicnaa kulanka caawa.
Haye porto mxad dareemaysan k*k
Benny Blanco ππ΄βͺοΈ
Walal hadad naso bookhatay hanaga ilawin inad naso fallow garayso. Waadmahadsan tihiin dhamantiinba
09/03/2024
π¨Rasmi: Ben White ayaa loo doortay xidigi ugu fiicnaa kulanka caawa.
Haye porto mxad dareemaysan k*k
Benny Blanco ππ΄βͺοΈ
09/03/2024
Hambalyo hambalyo dhaman arsenal fans.
Kooxda ayaa si kumeel gaadh ah hogaanka ugusii qabatay horyaalka premier league.
Love sar hada tageero dhaba tahy
09/03/2024
Hadii aad tahay taageere dhab ah oo Arsenal ah sawirkan love hala dhaafin. β€οΈ
King Kai nacab jabiye.
09/03/2024
Kai Havertz wuxuu leeyahay dabeecadaha Brentfordsismo ma arki karo kooxdaas, Cholosismo iyo iyo kibirka Prime 2003 JosΓ© Mourinhimmo.
Waa lama huraan isaga: orodkiisa kanaalada, ku guuleysiga madaxyada, ku guuleysiga duels, first touch-kiisa, siridda garsooraha. Waa ciyaaryahan ka fujin kara markaad u baahantahay guul.
Waa dahab qurux badan oo ka ciyaari kara boosas badan.
Koox dahabi ah sida Arsenal waa mid ka dhex muuqan kara. Jismigiisa awooda badan, goolasha madaxyada, kubadaha soo gala sanduuqa, kubadaha ku taabashada. Marka aad u baahato inaad wax ka badasho ciyaarta, waxaad u jeedsanaysaa dhinaca Mr. Final, ama sida ay kalgacalnimada ku dheehan tahay uga waceen waqtigiisii ββChelsea, Run In Marchvertz.
09/03/2024
In the building
09/03/2024
π΄π ππ§πππππ¬βͺοΈ
Arsenal ποΈ Brentford
π Tartanka: Premier League
π Garoonka: Emirates
β° Wakhtiga: 8:30 pm (geeska Africa)
π€ Garsooraha: Robert Jones
Arsenal ayaa doonaysa inay badiso 8 kulan oo xiriir ah oo horyaalka Premier League sanadka 2024.
Nala wadaag sadaashada kulanka caawa π
04/03/2024
π‘π ππ§πππππ¬π΅
Sheffield United ποΈ Arsenal
π Tartanka: Premier League
π Garoonka: Bramall Lane, Sheffield
β° Wakhtiga: 23:00 pm (geeska Africa)
π€ Garsooraha: Samuel Barrot
Arsenal ayaa doonaysa inay badiso 7 kulan oo xiriir ah oo horyaalka ah sanadka 2024.
Nala wadaag sadaashada kulanka caawa π
04/03/2024
Thomas waa diyaar caawa
04/03/2024
π¨ Breaking: Paul Tierney ma dhex dhexaadin doono kulan Premier League ah isbuuca soo socda, wuxuuna taa badalkeeda fariisan doonaa VAR kulanka Arsenal vs Brentford. kadib qaladkii uu sameeyay kulankii Nottingham Forest vs Liverpool horaantii isbuucaan.
"Si aan u ciqaabno Tierney, aan fariisino VAR kulanka Arsenal" what a punishment.
04/03/2024
RAG iska celis iyo taageeranimo meel idinkoo iska dhigayo seddexdan mid kusoo bilow ciyaarta'midna keydka geli kan kale gabi ahaanba dheh tarbuunka fuul Zero aa tahaye
29/02/2024
Rasmi: Mikel arteta ayaa u sharaxan macalinka bisha February
Boss arteta
29/02/2024
Ben White:
βU ciyaarida Arsenal waa hankayga ugu sareya.
Ma doonayo inaan meel kale joogo." [sky Sports]
Benny Blanco π΄βͺοΈβ€οΈ