26/05/2026
Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta meelkasta oo aad aaduunka ka joogtaan waxaan idin leenahay caafimad , nabad iyo farxad ku ciida.
Ciidaan Ciideeda kale bash bash iyo barwaaqo iyo Cibaado Suuban allaha nagu gaadhsiiyoπ€².
K.C.Qππ€
20/05/2026
Kooxda Gaashaan Legends ayaa galabta guul muhiim ah ka gaadhay kooxda Xidigaha Cirka kadib ciyaar aad u xiiso badan oo ku soo dhammaatay 6-4.
Kulankan oo qayb ka ahaa tartanka Legends Cup ee ka socda Mire Stadium ayaa labada kooxood soo bandhigeen ciyaar weerar iyo kubad qurux badan leh
Iyadoo Gaashaan Legends ay muujiyeen awood iyo isku duubni keentay guushan muhiimka ah.
09/05/2026
Kooxdeena Gaashaan oo ah horyaalleyda Caasimadda Hargeysa ee xilli ciyaareedkii h**e, waxa ku jirnaa diyaar garow xoogan xilli ciyaareedka cusub ee la filayo inuu furmo bisha lixaad.
Ka hor bilaabashada horyaalka, kooxdeenu waxay qorshaynaysaa ciyaaro saaxiibtinimo si ay u sii xoojiso diyaar garowgeena. Haddaba taageere, kooxdee ayaad jeclaan lahaydeen inaan la ciyaarno Goodir ,Dawladda Hoose ,Maaliyadda,Maalgashiga ,Baanka ,Xidiga Cirka ,Asluubta,Socdaalka ,Koomishanka Mamuul Wanaag.ποΈ
Kooxda ugu codadka badan hesha ayaan la ciyaari doonnaa kulan saaxiibtinimo .
08/05/2026
FULL TIME
GAASHAAN 1οΈβ£
W: MAALIYADA 0οΈβ£
08/05/2026
β½οΈ FRIENDLY MATCH β½οΈ
π
Jimce
ποΈ Garoonka: Hargeisa Stadium
π Saacadda: 3:30 PM
π₯ Gaashaan FC π W: Maaliyada π₯
π€ Kulanka Saaxiibtinimo
Diyaar garow iyo is-xaqiijin kahor tartamadaπ
06/05/2026
Maanta waa maalin farxad iyo barako leh, kooxda ayaana si wadajir ah sawir qurux badan ula gashay caruuska. Sacadinho Amiin .
Allah ha idin barakeeyo π€²
04/05/2026
HAMBALYO MEHER π―ππ
Maamulka, ciyaartoyda iyo dhammaan taageerayaasha kooxda gashaan waxay hambalyo iyo tahniyad farxad leh u dirayaan laacibkeena Sacadinho Amiin oo maherkiisu maalinta Arbaco dhici doono hargeisa insha Alla .
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka dhigo guurkiisa mid kheyr, barako iyo jacayl ku dhisan, isla markaana uu ku gallado nolol farxad leh oo waarta.
Hambalyo laacibkeena qaaliga ah βπ
Guur Wacan & Nolol Wacan π€²
04/05/2026
War-saxaafadeed: Waxaan si cad u beeninaynaa wararka aan salka iyo raad toona lahayn ee sheegaya in kooxdu diiday ka qaybgalka koobka. 18May
Kooxdu marnaba ma diidin, waxaana naga goβan inaan ka soo muuqano tartamada si sharaf iyo hufnaan leh.
Saxaafigu waa inuu noqdaa mid xaqiiqda ku shaqeeya , ee aan noqon mid u adeega kooxo gaar ah ama borobagaando u noqota cid kale
Taageerayashayada waxa ushegeynaa inaanay rumaysanina wararka been abuurka ah baahinayo mid kamid ah page ciyaraha oo eed culus dul dhigay 6 koxood oo waawayn oo aanu ka mid aheyn wararka rasmi ah ee kooxda halkan kala socda ποΈπ
26/04/2026
Geesiyaashii h**e ee difaacay sharafta Gashaan, laacibiintii h**e ee kooxda ayaa hal sawir ku kulmay .
Taarikh cajiib ah ποΈπ