Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sanaag

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sanaag

Share

Horn Cable Sports TV ku xidhnow mar walba kala soco Sportska barnta isha ku hay

13/01/2026

“Iyadoo la raacayo awoodaha sharci ee uu leeyahay Maamulka Gobolka Sanaag, isla markaana la tixraacayo ilaalinta amniga, deegaanka, iyo khayraadka dabiiciga ah ee gobolka, warqad rasmi ah oo ka soo baxday Xafiiska Maamulka Gobolka Sanaag ayaa si cad oo k**a dambays ah u mamnuucday dhammaan qalabka, gaadiidka, mashiinnada, iyo wax kasta oo la xidhiidha hawlaha macdanta, kuwaas oo ku socda ama ka hawlgala Buuraha Dahabka ee Gobolka Sanaag. Go’aankan waxa uu dhaqan galayaa si degdeg ah, waxana laga qaadi doonaa tallaabo sharci ah cid kasta ama hay’ad kasta oo ku xadgudubta amarkan.”

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


H
Hargeisa