Coach Sadik

Coach Sadik

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Coach Sadik, Personal trainer, Hargeisa.

29/05/2025

Tallo Caafimaad Iyo Mid Jidheed.βœπŸ™
Waxaan Idin Kula Dardaarmayaa inaad Ku Dadaashaan Jimicsiga Si Aad uuga Fogaataan Ama Uuga Hortagtaan Xanuunada Ku dhaca Jidhka.. βœπŸ™
Jimicsigu waxaa uu Jidhka Ka Caawiyaa Inuu Gobo (Fate)ka Muruqana dhiso.✍
Sidoo kale jimicsiga waxa laga Helaaa sida.

+Daganaasho.✍ Ama teedka Jidhka oo furma
+Faraxd ✍Jidh caafi maad leh
+Firfircooni ✍ Hurdo fiican
+Walwalka oo uu yareeyo Iyo Fikirka ✍
✍Iyo dhamaan waxa la xidhiidha Caafimaafka

27/02/2025

πŸ‘‡Hargeisa Physique gym.πŸ‘‡
Ma La Dhiban Tahay Baruurta Ku Saaran, Oo Ma U Wayday Xal.Aad iskaga Rido πŸ‘‡
Hadaba Waxa Jira Macalin Kaa Caawinaya Sidii Aad Baruurta Iskaga Ridi lahayd Kuuna Saxaya Cuntada.
Hadaba Waxaan Bilaabayna Glass (3:20pm -4:20)
(4:20pm-5:20)

10/09/2024

Faaiidada ay leedahay caleenta moringa
1: in aad iskaga jari karto (fate)ka jidhka hadii aad caylantahay ama aadbuuran tahay
2:waxa ay dajisaa cholesterol
3:waxay hagaajisaa maqaarka jidhka
4:waxa ay hagaajisaa dheef shiid ka caloosha
5:waxa ay dawaysaa kansalka
6:waxa ku badan dhamaan faytamiiniska jidhaka
7:waxa kaloo ay ka hor tagtaa gabow ga
8:waxa kaloo ay dawo u tahay xasaasiyada
9:waxa kaloo ay siisaa lafaha jidhka awood
10:waxa kaloo ay jidhka ka saartaa sunta
11: waxa kaloo ay u wanaagsan tahay timaha in la marsado ama agoolka la iskaga daweeyo ✍️✍️✍️

Photos from Coach Sadik's post 05/08/2024

Waxaan bulshada reer somaliland kula talin lahaa inay sameeyaan jimicsi
Iyadoo xumadi jirto dad badana u jiifaan
Jooji kiniin kaad qaadanayso βœ‹
Jimicsigu waxa uu wanaajin karaa Xoogga
Muruqa πŸ’ͺ
Jimicsigu waxa uu soo diraa ogsijiin iyo nafaqeeyayaalka unugyadaada wuxuuna ka caawiyaa habka wadnahaaga inuu si hufan u shaqeeyo. Iyo marka caafimaadka wadnahaaga iyo sambabku soo roonaadaan, waxaad haysataa tamar badan oo aad wax kaga qabato hawlaha maalinlaha ah

2:isku day inaad cabto biyo badan 3β€”4 liter maalin walpa
3:cun cunto isku dheeliand tiran
4:cun cunto diiran oo aad u kululayn
5: isticmaaal liidhaanta oo ka dhigo sharaab ahaanis

Jooji kana fagow inta ay ku hyso xumadu
Cuntada qabow
Wax yaalaha macmacaanka

05/07/2024

Hadii uu jiro qof da daas ku dhaw oo luguhu xanuunayo waxaan u diyaarinay jimicsigii kaas oo uu kaga maarmi Karo dawooyinkii uu qaadanayay
For only man πŸ‘¨
(Open)morning
Time:5:00Am 6:00Am 7:00Am 8:59Am Of

05/05/2024
Photos from Coach Sadik's post 04/05/2024

Don't waste your time
Meaningless πŸ‹οΈβ€β™€οΈ

Ha ku lumin waqtigaaga
Wax Bilaa macni ah πŸ‹οΈβ€β™€οΈ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa