29/05/2025
Tallo Caafimaad Iyo Mid Jidheed.βπ
Waxaan Idin Kula Dardaarmayaa inaad Ku Dadaashaan Jimicsiga Si Aad uuga Fogaataan Ama Uuga Hortagtaan Xanuunada Ku dhaca Jidhka.. βπ
Jimicsigu waxaa uu Jidhka Ka Caawiyaa Inuu Gobo (Fate)ka Muruqana dhiso.β
Sidoo kale jimicsiga waxa laga Helaaa sida.
+Daganaasho.β Ama teedka Jidhka oo furma
+Faraxd βJidh caafi maad leh
+Firfircooni β Hurdo fiican
+Walwalka oo uu yareeyo Iyo Fikirka β
βIyo dhamaan waxa la xidhiidha Caafimaafka
10/09/2024
Faaiidada ay leedahay caleenta moringa
1: in aad iskaga jari karto (fate)ka jidhka hadii aad caylantahay ama aadbuuran tahay
2:waxa ay dajisaa cholesterol
3:waxay hagaajisaa maqaarka jidhka
4:waxa ay hagaajisaa dheef shiid ka caloosha
5:waxa ay dawaysaa kansalka
6:waxa ku badan dhamaan faytamiiniska jidhaka
7:waxa kaloo ay ka hor tagtaa gabow ga
8:waxa kaloo ay dawo u tahay xasaasiyada
9:waxa kaloo ay siisaa lafaha jidhka awood
10:waxa kaloo ay jidhka ka saartaa sunta
11: waxa kaloo ay u wanaagsan tahay timaha in la marsado ama agoolka la iskaga daweeyo βοΈβοΈβοΈ
05/08/2024
Waxaan bulshada reer somaliland kula talin lahaa inay sameeyaan jimicsi
Iyadoo xumadi jirto dad badana u jiifaan
Jooji kiniin kaad qaadanayso β
Jimicsigu waxa uu wanaajin karaa Xoogga
Muruqa πͺ
Jimicsigu waxa uu soo diraa ogsijiin iyo nafaqeeyayaalka unugyadaada wuxuuna ka caawiyaa habka wadnahaaga inuu si hufan u shaqeeyo. Iyo marka caafimaadka wadnahaaga iyo sambabku soo roonaadaan, waxaad haysataa tamar badan oo aad wax kaga qabato hawlaha maalinlaha ah
2:isku day inaad cabto biyo badan 3β4 liter maalin walpa
3:cun cunto isku dheeliand tiran
4:cun cunto diiran oo aad u kululayn
5: isticmaaal liidhaanta oo ka dhigo sharaab ahaanis
Jooji kana fagow inta ay ku hyso xumadu
Cuntada qabow
Wax yaalaha macmacaanka
05/07/2024
Hadii uu jiro qof da daas ku dhaw oo luguhu xanuunayo waxaan u diyaarinay jimicsigii kaas oo uu kaga maarmi Karo dawooyinkii uu qaadanayay
For only man π¨
(Open)morning
Time:5:00Am 6:00Am 7:00Am 8:59Am Of
04/05/2024
Don't waste your time
Meaningless ποΈββοΈ
Ha ku lumin waqtigaaga
Wax Bilaa macni ah ποΈββοΈ