06/07/2016
كل عام وانت بخير Hambalyo Dhamaan Muslimiinta ku nool Dafaha Dunida Waxa aan idiinku Hambalyeynayaa Eida uu illahay Cafimaad qabka inagu so gaadhsiyey Alxamdulilaah
عيد مبارك كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك
Anaguna Ciidney Idinkuna Ciida Nabad IYo caano aynu ku ciidno Ehel iyo qaraababa Iyo Asxaabta qaliga ah.
01/04/2016
Hi boys!
manta natijada ciyartii
lion star 8 vs H.F.A 4
Waa leynaga badiyey manta ciyartas.
Waa leynaga wanagsana difaca ha, weey naga wangsanayen.
See you on Thursday 16.00 at training.
25/03/2016
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Jumca mubarak.
We play game with lions star.
We lost the match 7 to 4.
It was a good and competitive game.
Thing we must work with it in the training:
- tempo and game speed
- guilty of the passes
- fighting sprit
Good game boys.
10/03/2016
Welcome back boys. Today we started again the Academy for boys under 16 years. And we play game with local football academy.
We won the match with 15 to 2.
08/12/2015
http://waaheen.com/?p=49538
Maxaad Ka Taqaana HARGEISA FOOTBALL CLUB? Yaase Aasaasay? Faallo!!!
Waxaa Sanadahii u danbeeyey magaalada Hargeisa ku soo badanaaayey garoomada rooga la dhigo ee casirga ah isla markaasna dhalinyaradu ay habeenki iyo maalintiiba ku ciyaaraan gaar ahaan dhalinyarada...
30/08/2015
Waxan ogaysiinaynaa waalidiinta sharafta leh iyo ciyaartoyada in hargeisa football academy dib loo bilaabi doono khamiista oo bishu tahay 3/9/015 oo saacadu tahay 8:00 sub
Hargeisa football academy is here by announcing to it's valuable players that the football club is reopening on Thursday 08:00am.
17/02/2015
Watch "Abaarso Tech" on YouTube - Abaarso Tech: http://youtu.be/SGJddvg8Ucw
11/01/2015
Bringing Football charm to Abaarso Tech University students
Jaamacadda Abaarso Tech oo Qabatay Tartanka Kubadda Cagta.
Tartanka kubadda cagta Jaamacadda Abaarso Tech ayaa shalay ka furmay Garoonka Power League ee magaaladda Hargeisa. Tartankan oo ay hirdamayeen lix kooxood oo kala matalay kulliyadaha jaamacadda aya...
22/12/2014
https://www.youtube.com/watch?v=gr_333CsELE
MAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED.
MAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED SINAYSA DA’YARTA U D
MAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED SINAYSA DA’YARTA U DHAXAYSA SAGAAL JIR ILAA AFAR IYO TOBAN LAGU HARGIESA FOOTBA...
02/12/2014
Join theTraining sessions