10/05/2025
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr.Axmed Maxamuud Jaamac ayaa casho sharaf ku maamuusay kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. Cashadan oo ka dhacday magaalada Hargaysa, ayaa waxaa kasoo qaybgalay, dhammaan ciyaartoyda, macalimiinta iyo Maamulka kooxda Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.
08/05/2025
05/05/2025
06/01/2025
06/01/2025
07/12/2024
03/10/2024
29/07/2024