M.mooge Academy football club

M.mooge Academy football club

Share

SPORTS TEAM

27/12/2021

Nabad idil ahaantiinba saaxibayal goorta aydiin tahay ba

1:Maanta waxa ay bilaaban doonan barbaarta m.mooge academy lugtii koobaad ee group stageka koobka


2: Halkaasi oo uu In mudo ahna ka socday isla dagmada m.mooge kulankan ayaa ka tirsan group c
Waxaanan Rajaynaynaa in si habsami leh noogu qabsoonto ciyaarta galabta hadii alle yidhaa

3:kulanka=
M.mooge academy
Vs
Lion Gate

4:Garoonka=

M.mooge stadium 🏟

5:Garsoorka=

Ayaanle

Alla mahad leh

08/12/2021

Much day
Wednesday 08/12/2021
Haldoor cup guryosamo stadium
4:00pm

Waxaa maanta wabsoomi doona kulanka loo balan sanyahay ee wareega 16 ka oo ay isku arki doonaan labada academy

Ee m.mooge academy football club iyo winners academy football club kulankan ayaa qabsoomi doona maanta hadii uu rabbi ogolaado

16/11/2021

Kulanka maanta
Kulanka ay bahda m.mooge academy kula ciyaari doonan garoonka dagmada m.mooge stadium dhigooda dagmada m.haybe ee winners hadii alle idmo

Kulanka

M.mooge Academy football club
Vs
Winners football club

Wakhtiga:4:00
Garoonka:m.mooge stadium

Alla mahad leh

Photos from M.mooge Academy football club's post 03/11/2021

Kulankii shalay dhexmaray M.mooge Academy football club iyo Xulka hyundia academy Ayaa kusoo idlaatay 3 iyo waxba ayay ku dhamaatay

Kulankan ayaa ka dhacay gudaha garoonka guryo-samo STADIUM koobkan oo lamagac baxay Haldoor cup

Goolasha Waxaa ku kala dhaliyay M.mooge Academy football club

1: muxyadiin xuseen ((Xarago))

2: Cabdiqadir ((good ))

3: abdixakiin m.ib (( actor ))

M.MOOGE ACADEMY FOOTBALL CLUB ayaa Natiijadan uga dhigantay Inay usoo Gudubnay wareega 16 aad ee quater final ka

WABILAAHI-TOWFIIF

01/11/2021

Kulanka Salaasada dhex mari doonaa labada xul ee M.mooge Academy football club iyo Xulka hyundia koobka Haldoor cup

30/10/2021

SATURDAY TRAINING
M.mooge Academy football club ayaa yeelandoona training kii isku diyaarinta

Kulanka wareega groups ka lugtiisii labaad maalinta isiniinta

Training kan ayaa ah mid ciyaaryanadu iskugu diyaarindoonaan kulankaas

28/10/2021

Wareegii koobaad iyo kala saraynta dhibcaha Group (B)
Haldoor cup

21/10/2021

WE ARE M.MOOGE ACADEMY FOOTBALL CLUB

21/10/2021

M.mooge Academy football club ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kulankii shalay dhexmaray dhiigooda Parlin kulankan oo kusoo dhamaaday hal iyo waxba

20/10/2021

Kulanka maanta
HALDOOR CUP guryo-samo stadium

M.mooge Academy football club ayaa yeelan doonaa kulan kii koobaad ee wareega groups ka kaas oo dhex mari doonaa labada xul ee

M.MOOGE ACADEMY FOOTBALL CLUB

VS

PARLIN FOOTBALL CLUB

kulankan ayaa kadhici doona saacadu markay tahay 3 :40pm

LIKE&SHERE

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


24 Village
Hargeisa