07/10/2020
Waa saxiixyo waawayn oo season kan dhacay , saxiixee ayaad isleeday wuu guulaystay ?
Leory sane ➡️ bayer munich
Luiz suarez ➡️ atletico madrid
Ivan rakitic ➡️ sevilla
Arthur melo ➡️ juventus
07/10/2020
NO 9-ka Cusub Barcelona hala soo dhaweeyo
02/10/2020
Mar kale iyo kulankoodii 36aad ayay kulmi doonaan ,kulan kooxeed & mid xuleedba.. xaga guulaha leo messi ayaa ku badan, ronaldona waligii k**a uusan dhalin gool kulan messi ay iska hor yimaadeen kulamadda Europe,halka messi uu 3goal dhaliyay ...
35 kulan ayay ciyaareen
Messi 16 guul +22 goal ,ronaldo 10 guul +19 goal. Baraajo 9 kulan .
Qiimaynta kee ku wacan ⁉️
MESSI 🆚️ RONALDO......👑👑💥
✍
Cristiano Ronaldo & Leo Messi in Group G! Who will come out on top?
02/10/2020
Didier drogba ayaa qaatay amaal marita abaalmarinta madaxweyna fifa ,waana african kii ugu horeeyay . ayan leeyahay drogba africa ayaad hormuud u tahay__💥👑
First African star to receive this award...
🇨🇮 Congratulations, Didier Drogba - winner of the 2020 UEFA President's Award! 🏆
|
01/10/2020
Isku aadka champions oo la sameeyay,
👉Halkan ka daalaco
01/10/2020
Saadaali ciyaarta caawa , aniga
Liverpool 4-2 Arsenal + xidiga garoonka jota
Hye adi dhankaaga...___ 💫💫
01/10/2020
___sergino dest ayaa ku biiray barcelona isagoo loo xiray lambarkii samedo No:2 .
Sanadkan maxad ka filaysaa barcelona🔴🔵 ...?
✍
01/10/2020
Juan mata oo 5️⃣0️⃣ gool gaaray waayihiisa man united + xidiga garoonka 💥💥🙏.
01/10/2020
Bayer oo iyana jarmelka guumaysi ku haysa ayaa dortumound dhagaha ka qaraacday , koobkoodii 5aad ku hantay ee 2019–2020. Alphonso oo isna habeen cajiiba qaatay, haaland guusha bayern ayaa qarisay
Bayern 3–2 dortumund
01/10/2020
Ciyaarihii way soo dhamaadeen !
______Full__TÏme ______
Inter oo wacdaro dhigaysa sanadkan loo saadaalinayo seria A , united & city oo soo gudbay koobka carabao cup ,haaheey waaweynkii baa la gaaray tartanku xiiso gaarana wuu yeelan ,
Atlaanta oo laga yaaban yahay ,
Real oo caawa iyana guusheedii labaad gaartay ,inkastoo hogaanka laga hayo,atletico iyo suarez oo cunaha lagu dhagay kadib markii ay baraajo gashay , rajadeedii horyaalkana laga shakiyay ....
___ha__socoto__hawshu___
28/09/2020
Liverpoolay yaa iska kaa celinaya, 61 ciyaarood ayay unbeatein ku yihiin anfield rikoorkii chelsea ayaa loo socdaa
LIVERPOOL 3 – 1 Arsenal