01/05/2024
Maxaad ka taqaan suugaantii abwaan Cabdi Aadan Xaad Geelle "Cabdi-Qays?
"Guri guri ku hoos-yaal
Iyo geydh biroo adag
Iyo waliba gaadhkoo
Guudkayga sii jira
Dabayluhu ma gaadhaan
Goobtaan ku noolahay"
Xabsigii Gaal-shire ayuu inoo sawiray.
21/04/2024