Aarka bari
Burco waxaay ku taala xididada halbawlaha tabinaaya dhiiga �
Ka faa idayso Aarka bari
09/03/2026
Madaxweynaha Maraykanka ayaa war hor leh ka soo saaray hoggaamiyaha la doortay ee Iiraan
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Kuwait ayaa xaqiijiyey in ay bur burtay diyaarado ay leedahay dawladda Maraykanka kuwaas oo nooceedu ahaa F-15.
Wasaaradda ayaa xustay in ay badbaadeen shaqaalihii saarnaa diyaaraddan oo baarashuud ka goostay markii uu shilku dhacay iyada oo la baadhayo sababta rasmiga ah ee shilkan keentay.
Arrinkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay Kuwait ka mid tahay dalalka Carbeed ee wajahaya duqaymaha tooska ah ee ka imanaya dalka Iran.
02/03/2026
Iraan ayaa weerartay mid kamida warshadaha ugu waawayn adduunka ee dhoofiya Saliidda ee Sucuudiga.
28/12/2025
Senator Cismaan Abokor Dubbe Wasiirkii h**e ee Warfaafinta Soomaaliya oo kasoo jeeda Somaliland ayaa iska casilay kursigii Xildhibaanimo ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
27/12/2025
💚🤍❤️
27/12/2025
Kulan caawa dhex maray Madaxda dawladda Soomaaliya iyo Mucaaridka ayaa fashil kusoo dhammaaday, kadib markii waxba lagu heshiin waayay.
Kulankan oo ka dhacay Villa Somalia ayaa ahaa mid loogu tashanayay Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland sidii loola dagaallaami lahaa, balse khilaafka gudaha ee ka dhex jira dalka Soomaaliya ayaa u saamixi waayay in ay aragti mideysan ka yeeshaan arrimahan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo isagu isugu yeedhay madaxweynayaashii h**e ee soo maray Soomaaliya iyo xubno kale oo siyaasiyiin ah ayaa ka codsaday in ay ku taageeraan dagaalka ka dhanka ah Somaliland, balse xubnaha mucaaridka ah ee la kulmay Xasan Sheekh ayaa iyaguna soo bandhigey doonistooda siyaasiga ah ee ku aaddan arrimaha Soomaaliya. Taas oo markii danbe keentay in kulankaas kusoo dhammaado natiijo la'aan.
04/03/2024
Saadaali kulankan oo ku guulayso 20$
Waxba ha SHARE garayn 😀
Waxba LOVE ha saarin 😀
Waxba ha LIKE garayn 😀
Waa bilaa buuq 20$ 😀
Ee la haad uun hadaad garato.
Lakiin waa sida loosoo kala h**eeyo. Waana 24 sacadood oo hadda ka bilaabmaysa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Hargeisa
1122