Ciyaartooy Captiano Zallo

Ciyaartooy Captiano Zallo

Share

zallo omer

07/03/2026

Mid ka Mid Ah Somaliland ๐Ÿ™โค๏ธ๐Ÿ’ฏ

Kubada Cagtu waa Taariikh Iyo Wakhti Qurux Badan Oo Bulsho badan isku Xidha ( Gayga Somalida oo dhan)

Kaliya xamse Sheekhu maha Burco ee waa Gobalda Somaliland oo dhan

Hal Fariin ah Oo dhiiri Galin Noo ah Halkan Ku Reeb๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™๐Ÿ‘

(Ala Maxaa Burco Dad Gob Ah Jooga๐Ÿ’ฏ )

19/11/2025

Iyo

Allaybaday maanta Dagoominka dhigeedaa dhanka Sportska Way Kaga horaysaaa

Waxa Farxad wayn Ii ah in aarko idinka oo Dagmooyinka qayrkiina ka Sareeya

Sidoo kle wxan aad Ugu Farxsanahaye in maanta Aad Tihiin Jiil Dahaba oo soo baxay

Mahdsanid maclinka Wayn Ee goblka Awlad ( ) Abaalkaa reer allaybaday way ku Ogyihiinโค๏ธ๐Ÿ™

Farxadiinu waa Farxadayda ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™๐Ÿ‘

24/10/2025

Runtii Farxad Wayn Bay Ii Ahayd inaan Shalay dhalyarta dagmada soo Koraysa Wakhti Fiican La Qaato๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™

Dhalyartaasi waxay marayaan Wakhtigii Cajiibka Ahaa ee Kubada Xaafad xafada loo dheeli Jiray
sido kale Waktigii kubada Qofka Gaar ahi Lahaaa

Hor mar wayn Iyo Dhiiri Galin Wayn Baan U Rajaynayaa dhalyarta soo koraysa Ee Dagmada allaybaday โค๏ธ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘โšฝ๏ธ๐Ÿ™

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Roud Number 1
Hargesa
25263