Mid ka Mid Ah Somaliland ๐โค๏ธ๐ฏ
Kubada Cagtu waa Taariikh Iyo Wakhti Qurux Badan Oo Bulsho badan isku Xidha ( Gayga Somalida oo dhan)
Kaliya xamse Sheekhu maha Burco ee waa Gobalda Somaliland oo dhan
Hal Fariin ah Oo dhiiri Galin Noo ah Halkan Ku Reeb๐ฏ๐๐
(Ala Maxaa Burco Dad Gob Ah Jooga๐ฏ )
Ciyaartooy Captiano Zallo
zallo omer
Iyo
Allaybaday maanta Dagoominka dhigeedaa dhanka Sportska Way Kaga horaysaaa
Waxa Farxad wayn Ii ah in aarko idinka oo Dagmooyinka qayrkiina ka Sareeya
Sidoo kle wxan aad Ugu Farxsanahaye in maanta Aad Tihiin Jiil Dahaba oo soo baxay
Mahdsanid maclinka Wayn Ee goblka Awlad ( ) Abaalkaa reer allaybaday way ku Ogyihiinโค๏ธ๐
Farxadiinu waa Farxadayda ๐ฏ๐๐
Runtii Farxad Wayn Bay Ii Ahayd inaan Shalay dhalyarta dagmada soo Koraysa Wakhti Fiican La Qaato๐ฏ๐
Dhalyartaasi waxay marayaan Wakhtigii Cajiibka Ahaa ee Kubada Xaafad xafada loo dheeli Jiray
sido kale Waktigii kubada Qofka Gaar ahi Lahaaa
Hor mar wayn Iyo Dhiiri Galin Wayn Baan U Rajaynayaa dhalyarta soo koraysa Ee Dagmada allaybaday โค๏ธ๐ฏ๐โฝ๏ธ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Address
Roud Number 1
Hargesa
25263