22/07/2022
𝗦𝗮𝗱𝗶𝗼 𝗺𝗮𝗻𝗲 ayaa loo doortay
xidiga ugu wangasan 𝗮𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮
𝗠𝗮 𝘂𝗾𝗮𝗹𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗴𝗮 ? 🙂
Sports
22/07/2022
𝗦𝗮𝗱𝗶𝗼 𝗺𝗮𝗻𝗲 ayaa loo doortay
xidiga ugu wangasan 𝗮𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮
𝗠𝗮 𝘂𝗾𝗮𝗹𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗴𝗮 ? 🙂
10/06/2022
Hueng min son" sida muuqata saxaafadu iima aragto ciyaaryahan uqalma shaxda ugu wanaagsan horyaalka ama tartamayaasha ciyaar yahanka ugu fiican" Niyad jab weyn ayaan dareemayaa Runtii.
Iminka laga bilaabo waxaan u dadaali doona inaan u tartamo abaal marinaha aaney codeyneyn saxaafadu sida abaal marinta kabta dahabka ah waxba k**a qaban karaan in ay i gudoon siiyaan Mooye.
Egland waxaan ka dareema inaan ahay qof yar lakiin Asia waa la iga qadariyo waxaan u ciyaara qarankayga kooxdayda qoyskayga iyo dadka i jecel
Si kasta ahaatee waan sii kordhi doonaa dadaalka xili ciyaareedka dambe ❤️"