26/10/2024
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Halkan kaliya waxaan ku soo gudbin doona wararka kooxda Manchester United soo dhawaada Korea noo qaad
26/10/2024
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
26/10/2024
Markii ugu dambeysey ee la ciyaarno westham🎬
Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! Salmaan Ahmed, Khadar Maxamed Faarax, Somani Liina
28/03/2024
23/03/2024
GGMU
23/03/2024
🚨 Degdeg 👀
semi-final v Coventry wuxuu dhici doonaa Maalin Axada 21 Abriil 15:30 GMT 🏆
page sher ii dhaha
23/03/2024
🚨🔴Rio Ferdinand wuxuu aaminsan yahay in Kobbie Mainoo uu leeyahay astaamo la mid ah Clarence Seedorf!
23/03/2024
🚨🔴 BREAKING:
Rasmus Hojlund ayaa la filayaa inuu helo lambarka 9-aad xilli ciyaareedka soo socda iyadoo Ten Hag uu aaminsan yahay inuu noqon doono weeraryahanka weyn ee xiga ee Manchester United tobanka sano ee soo socda!
22/03/2024
Mustaqblka Manchester United waa mid ifaaya
22/03/2024
: 🚨🚨🌖|WAR CUSUB: ayaa ka fiirsaneysa inay La soo wareegto
ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Wolves Joao Gomes. [
22/03/2024
🚨🔴🎙️Kobbie Mainoo: "Waxaan dhihi lahaa malaha Casemiro ama Bruno [waxay ahaayeen saamaynta ugu weyn]. Ka ciyaarista khadka dhexe ee labadooda xaqiiqdii wax badan ayay iga caawisay.”
Suxuur wanaagzan page kor u wadaa wllalaYaal
21/03/2024
The Boss Ha loo samro dhawaacba soo GaleY xagaaGaNe