07/03/2025
Q.sawiradii La Qaaday Ciyaartii Shalay Kusoo idlaatay 0:0 iyo kuwii ugu wanaagsanaa
Midkani Waa Page ka Saxda ah Ee Kooxda _MAAMUUS FootBall TEAM_♡ 🖤⚽️
07/03/2025
Q.sawiradii La Qaaday Ciyaartii Shalay Kusoo idlaatay 0:0 iyo kuwii ugu wanaagsanaa
06/03/2025
Guul Insha’allah…💪🏽⚽️
Ramadan cup B🏆
Stadium Xawaadle 🏟️
6-March-2025
24/05/2024
Football is Struggle💪🏾😰⚽️🖤 ( .TraiNinG. )🧠
25/03/2024
Guuuul insha'allah ✌💯🥇
16/03/2024
BERRI IYO GUUL INSHA’ALLAH 💯⚽️🏆
10/03/2024
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 11-March-2024 laysku aadiyey kooxaha ciyaari doona koobka bisha Barakaysan ee RAMADAAN CUP kaasi oo lagu dhigay garoonka baxsane ee xaafada Jigjiga yar degmada IBRAAHIN KOOD-BUUR kaasi oo aynu ka qayb gali doono Ilaahayna haynaga dhigo kuwa ku guulaysta 💪🏽🏆
16/08/2023
Fc MaaMuus Foot Ball Clup guul in wada deeqda maantana insha'allah 🥇🏆
16/08/2023
Guushi maanta Alx🥇💯🏆
16/08/2023
Gool hayahi ugu wanaagsanaa ciyaartii maanta Abdikani yuyale____👏🥇
16/08/2023
Waxaa dhawaan bilaabmay tartanka koobka Bacaadka ee caasimadda hargeisa kaaso ay ka soo qayb galeen 40 koooxood oo ka kala dhisan gudaha gobolka m/jeex waxaan ku han waynahay inaan noqonno koox kasoo dhex muuqata insha'allah