Young Boys Football Club
Champions 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆 kooxda Young Boys waxa la aasaasay bilowgii2020. kooxda Young boys waxa ay ka dhisan tahay Hargeisa Gaara ahaana xaafada New Hargeisa.
kooxda Young boys waxa ay ku jirtaa kooxaha heerka saddexaad ama 0c ee ka ciyaara caasimada hargiesa
kabtanka koowaad ee kooxdu waa Khaalid Maxamuud Cismaan (Cazka). kabtanka labaad ee kooxduna waa Carafaad Haybe Cilmi. Macalinka Kooxduna Waa Macalin Cabdixakiim Jaamac Kaahin (cafaaf)
kooxda Young Boys waa koox ku guulaystay oo haysta 7 Koob.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Hargeysa