Fc beeraha iskushuban

Fc beeraha iskushuban

Share

sports affairs

09/06/2025

wuxu ma cabdi kolobaa non mendez

yamaal jeebka gshtey

22/07/2024

Qaabka biladaha iyo koobka loogudoonsiyey deeganka dharoor hoostaga degmda iskushuban

Waxa gudoonsiyey gudoomiyaha degmeda iyo gudiga ciyaaraha deeganka dharoor

Daawashowacn share garee

20/07/2024

Sadexdaa legend maxad ku xasuusata ??

19/07/2024

Hambalyo ayaan udireynaa kooxda daarsalaam o kuguleystey koobka isdhexgalka

Guuul. Koobka geeya hutelka darasalaam

Huteelka darsalaam iskushuban waxaad kahelysaan adeeg hufan iyo gacmo sodhoweyn leh

19/07/2024

Soo noqosho wngsn dhamaan tageeryash naadiga beeraha

Waxaan diyaar unahy in koob laqabto koxihii kale diyaar ma yihiin mose cabsi baa jirta

Pagekan. Share and like

06/10/2023

Eng muse ali muuse

Fc beeraha iskushuban

Hambalyo hambalyo gudoomiyaha cusup ee degmed iskushuban Musa Ali Musa 5 sano ee soosocta

Iskushuban oo khaka kamqneed 30 sano ee dowaldii dhexe ee somalia lawaayey
Maanta ayeeyo sonoolatey nin dhaliyro ah oo aqoonyah iyo waaya argba ah hambalyo

Hambalyo reer iskushuban dhamaan halal shaqeeyo gudoomiyaha

Fc beeraha iskushuban

28/08/2023

أنا لله وانا اليه راجعون لله ما أعطى ولله ما أخذ وكل شيء عنده بأجل مسمى
Alle Ha Unaxariisto Adeer Yuusuf Cumar Cali "Yuusuf Kiridho" Naxariistii Jano Alle Ha Siiyo Samir Iyo Iimaan Alle Ha Inaga Siiyo.dhamaantee

Waxaan sigaa gaar ah tacsi ugu diryanaa walaalkay cabtan maxmuud kiridho
Iyo dhamaaa. Reer kiridho

Aabe ale jandii hakwaraabiyi

16/08/2023

Sheeg ciyaartoygii u xiran jiray lambarkaas
2013 /14

Share & like saar

Qofkii sosheeg abaalmarin buu leeyhy

01/08/2023

ina lilaahi wa ina ilayhi raajucun
Kuli nafsu daaiqatu mowt allaha unaxariisto adeer mcn saalax maxamad cali oo hada tii alle utimi adeer mcn allaha ku naxariisto

Waxaan tacsi udirynaa gudoomiyaha teamka fc beerah maxamed saalalx giriig iyo dhamaan familiga
Reer salax maxamed ilhey smir iyo imaan hanga siiyo

24/07/2023

Dadaalkas waxa gaara niyada aan daalin
Ingoo isku duuban danteena u midaysan

22/07/2023

ADEER C/LAAHI CISMAAN QOLIIF WARYOOD DHERE AYA XANUNSANAYA HALO DUCEEYO IN ILHY KASARA QAADO XANUUNKA

Amiiin amiin

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Iskushuban?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Xafada Jacayl Street
Iskushuban