Abdirahman Siidii

Directions

Abdirahman Siidii high standard morals and positive transformation of our society

25/09/2026

Africa oo ku dhawaad 80 sano dowlado ah ayaan waligeed ka hadlin in UN ta ay kursi joogto ah ka helaan, madaxweyne xSM “ Africa waa in ay heshaa cadalad oo kursi joogta ah waa in lasiiyaa si la’mid aduunka intiisa kale , 54 dowladood oo go’an lahen sax maaha”

Strong Somalia 🇸🇴 Villa Somalia

26/07/2026

Shukrii, wataqdiirii hanoo dambeysee masuuliyadan waalagu weydiin doonaa maalinta qiyaamo,

Minaad ahaatay maandhaheey @ Madaale markaloow mudnaay 2 daan gudoomiye waxeey ku kala duwan yihiin,Ninna familkiisa iyo...
25/07/2026

Minaad ahaatay maandhaheey @ Madaale markaloow mudnaay

2 daan gudoomiye waxeey ku kala duwan yihiin,
Ninna familkiisa iyo saxibadiis ayuu xilka dartiis u jaray, ninna intiiba waa isku watay .

Mr madaale ayaa lahadal hayaaa in din loomagacaabi doono, madaama sxbkey muungaab uu hada bilaabay in uu musharax madaxweyne yahay lacagna heesto.

Madaxweyne xasan shiiq nina walasoo jabhadeeyay nina bananka ayuu uga yimid hadba kee u roon waayaqanaaa koleey.

The Somalia of 2026 Waaw hambalyo somali weyn
30/06/2026

The Somalia of 2026 Waaw hambalyo somali weyn

Well deserved win , Netherlands eliminated by Morocco
30/06/2026

Well deserved win , Netherlands eliminated by Morocco

27/06/2026

One man vote yaakuguulestay md xasan shiiq iyo mh farmaajo, shacbkii ayaba codeeyay

Cajiib waaaaye walle
11/06/2026

Cajiib waaaaye walle

ربي يغلق باب ، و يفتح أبواب 😍

⭕️ الإتحاد الأوروبي لكرة القدم يعلن رسميا عن حكم كأس السوبر الأوروبي 2026 🏆!
الحكم الصومالي عمر أرتان يتولى إدارة المباراة المرتقبة بين باريس سان جيرمان و أستون فيلا في مدينة سالزبورغ النمساوية.

{وَعَسَىٰ أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَنْ تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ} [البقرة: 216].

This is Mile stone forward for  all hirshabellans,Hambalyo rer Hirshabelle waxaan dhihi karaa waa hormar bilaaw fcn ah, ...
11/06/2026

This is Mile stone forward for all hirshabellans,
Hambalyo rer Hirshabelle waxaan dhihi karaa waa hormar bilaaw fcn ah, waxaana uga mahadcelinyaaa maxada qaranka iyo tan state ka intaba, iyo dhamaan waziirada, shaqaalaha iyo agaasima yaaasha.

Rer jowharna waxaan kula talinayaaa in aysan iska dayicin dhismooyinka iyo wadooyinka, ayna ogadan in ay tahay hanti lawada leeyahay aan lakala xigsan karin, si wada jir ah gacanta haloogu haayo khaasatan wadooyinka

Argentina World Cup squad  2026
28/05/2026

Argentina World Cup squad 2026

28/05/2026

Xiliga Sumer ka lagalay waaba raaxo

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Siidii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category