08/09/2022
Kadib wareegii ugu horeeyay ee tartan ka xiisaha badan ee Champions League waa sidee Xaalad guruubyada kooxda guruubkee kujirt kaalinteesa kaga jirtaan gurubka aad kujirtaan
Kusoodhoow walaalkay/walashay OGAALKA CIYAARAHA
08/09/2022
Kadib wareegii ugu horeeyay ee tartan ka xiisaha badan ee Champions League waa sidee Xaalad guruubyada kooxda guruubkee kujirt kaalinteesa kaga jirtaan gurubka aad kujirtaan
07/09/2022
Waxaa soo gababootay kulamada caawa ee champions League waxaan kasoo baxday natiijooyiin kala duwan:
Napoli vs Liverpool 4-1
Inter vs Bayern Munich 0-2
Barcelona vs Viktoria Plzen 5-1 iyadoo xusid mudan in Roberto lewandowski udhaliyey Hatrick
07/09/2022
Macallink ugu dhow ee beddeli kara Touchel waa Tababarah Brighton ee Graham Potter
07/09/2022
Kulamad caawa ee tartanka xiisaha badan ee Champions League caawa dhici doonaan
06/09/2022
Kulamada dhacay ee kusaabsan tar tanka champions League iyo natiinooyiinkeed
06/09/2022
Kulamad ugu xiisaha badan caawa ee 7 daqiiq waxkayar innoga harsan safafkood Rasmiga ah
06/09/2022
Chelsea ayaa kufurty guul darro tartanka xiisaha badan ee Champions League halka Dortmund na ay saddex iyo Eber kubadisay
06/09/2022
Goosha ugu horeeyay ee champions League waxaa dheliyay laaciibka Zagreb ee mislav orsic
06/09/2022
Xavi ayaa shaaciyay ciyaar yaahnnada kaqeyb geli doon kulanka habeen dambe ee champions League
06/09/2022
Waxaa caawa furmi doono tartanka xiisaha badan ee Champions League waxaan lagu fur doon Chelsea iyo Dinamo Zagreb
Xitaa Real Madrid ayaa ciyaar doont
Kulank ugu xiisaha badan waa Juve vs PSG
Halk Man city vs Seville ayadn ay tahy kulan kale oo xiiso badan saadaali immisa kudhamn karaan kulamadaan yaa dhelin doono goosh ugu horeysa ee champions League ee sanadkaan
06/09/2022
Rasmi Barcelona ayaa soo bandhigty labadeed saxiix ee Ballerin iyo Marco Alonso
13/07/2022
Deg deg Osman dembele ayaa heshiis cusub usaxiixay kooxda Barcelona ilaa sanadka 2024