Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo

Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo

Share

Nihaal Youth Academy Qeybteeda Jubaland _kismayo

Photos from Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo's post 18/05/2024

Asc dhamaan Family Nihaal youth Academy sanadkan waxan Qeyb kanahay Tartamayaasha Qeybta Ka ah tartanka looqabtay Academiyada kadhisan d.kismayo Game keena ugu Horeeyo waxan birri ku aadanahay dhigeena midnimo Academy Waxan rajeeneynaa inaa Ciyaar Wng iyo Aqlaaq kudhisan ay soobandhigi doonan Da,yarta Academiyada Win I.a Tomorrow 🙏

Photos from Nihaal Boondheere's post 17/04/2024
Photos from Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo's post 15/04/2024

Maadama Bisha Barakeysan Ay ramadaan Aan Fasax kujirnay Waxaan Dib ubilaabi Doona Tobabarkeena Joogtada Ahaa Haduu Alle idmo 18/4/2024 , Oo ku aadan Maalinta Khamiista
Dhamaan ciyaartoyda udiwaangishay academiyada waxaa lafaraaya iney Soo xaadiran maalinta Khamiista I.a

Wabillaahi Towfiiq 🙏

19/01/2024

Thanks Astaan Sports I.a waxan rajeeneynaa inaa cupka qaadno sanadkan 🙏

Photos from Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo's post 03/01/2024

Asc dhamaan da,yarta joogto Deeganada jubaland waxa la ogaysiinaya in academiyada nihaal youth academy ay qaadan doonto ciyaartoy cusub maadama jiilka h**e ay kukala biiren kooxaha kadhisan dalka jaanis kle ayan waxa siin rabtaa jiil cusub da,da loobahan yahayna waa Un10 illaaa under 17 isdiiwangilinta waxey bilawaneysaa 6/1/2024 waxeyna ku egtahay 20/6/2024 Nasiib wacan

Photos from Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo's post 29/09/2023

Hampallyo dhamaan academy nihal youth academy hampallyo udiresaa capitano Xulka nihal youth academy abdala yare ( seyga ) oo ku biirey kooxda mcc farxad weyn ayii noo tahey in laacib keena koox weyn ee soo codsatey uu na u saxiixey mudo 2sano hampallyo academy nihal youth academy Wiixii diyaar u tahey in ee jaanis siiso diyaariso dayarteena jeceel sportska in ee soo saarto dayar xerfad leh qaran Keenan anfoco iyo kooxaha waa weyn sida mcc oo kale mahadsanidiin mcc qadarin weyn ayaan u henaa Xiriirka kubadda cagta somalia dadaalka weyn ii wadaan madaxwenena cali shiine hampallyo dhamaan 9koxood academy nihal youth academy hampallyo

Photos from Nihaal Youth Academy _Jubaland_Kismayo's post 09/08/2023

Asc sxbayaal Anagoo Ah bahda nihaal youth academy qeybteeda magaalada kismayo Waxa nagu wajahan dhigeena Nihaal youth academy Qeybteeda G.Banaadir. I.a Waxan rajeeneynaa inuu allah nabad keeno magaalada kismayo
Waxaana Wada qaadan doona Waqtiyo Qurux badan, kulama sxbtinimana wan wada dheeli doona I.a

Photos from Siinay Fc's post 30/07/2023

Waxan ugu Hampalyeneynaa hadaa nahay bahda Nihaal youth academy in ciyaartoyda Academiyadena kasocoto Ee Kasoo muuqanayo Horyaalka Heerka 4aad ee jubaland si qaas kuwa nagu matalayo Team Siinay Fc maadama iney Heerka 3aad usoo baxaan kaliya kaxigto iney 1 kulan badiyan I.a Cupkas inoo balan ah Da,yarteena

21/04/2023

Anigow ah gudomiye kuxigeenka academy nihal youth academy cabdi nasir omar cabdiile (macalimow) dhamaan academy nihal youth 12 koxood oo academy iyo academy nihal youth kismaayo Waxaan ugu hampallyo ugu dirayaa ciid Mubarak

29/11/2022

Glbta waxaan kulankeena 2aad ee Tartanka Academiyadaha magaalada kismayo ay qabatay Som sports TV ayaa waxaa ciyaar xiiso badan laleenahay Dhigeena Horseed Academy Waxaan rajeeneynaa inaa guul qurux badan iyo ciyaar wngsn soo bandhigi doono haduu alle idmo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo