01/08/2020
SAADAALI LABADAN KULAN EE ADAG
asc soo dhawada
01/08/2020
SAADAALI LABADAN KULAN EE ADAG
31/07/2020
CURTIS JONES BECAME THE SECOND PLAYER OF THE SEASON
30/07/2020
29/07/2020
which team you fans
27/07/2020
RASMI:LIVERPOOL OO XAQIIJISAY IN UU DEJAN LOVREN KA TAGAYO KOOXDA.
Kooxda Liverpool ayaa si ramsi ah u xaqiijisay in uu daafaca Dejan Lovren isaga tagay kooxda isaga oo ku biiray kooxdarer Russia ee Zenit St petersburg.
Lovren oo 6 sano ku qaatay Anfield ayaa kaliya 15 kulan uciyaaeay Liverpool xilli ciyaaredkii dhamaaday isaga oo ka dambeeyay daadacyada Virgil Vandijk,Joe Gomes,Joel Matip.
xiddiga reer Crottia ayaa Liverpool oga tagay lacag dhan 10.9 milyan euro iyo waliba lacago guno ah oo ku xidhan qaab ciyaaredkiisii xilli ciyaaredka dambe.
25/07/2020
WARARKA MANTA PSG OO KA MURUGSAN MPABBE KA SIB DHAAWICII XALAY SOO GAARAY.
PSG WAXAY U ARAGTAY DHAAWICIDDA XIDIGAAS EEY TAHAY HAGARDAAMO,WAXA AYNA LADAGALAMEEN CAYAARTOYGII DHAAWACAY XIDDIGA SABABTO AH WAXA KU SO WAJAHAN CHAMPIONS LEAGUE OO AY LA CIYAARAYAAN KOOXDA ATLANTA.
25/07/2020
KULANKII XALAY DHEX MARAY KOOXDA JUVENTUS IYO UDINES KA DIB MARKII GUUL DARRO KASOO GAARTAY CAYAARTAAS OO AY KU DHAMAATAY 2-1 OO KOOXDA JUVENTUSS LOOGA BADIYEY.
WARARKA KALE CRISTIANO RONALDO OO WALAAC KA MUUJINAYA GUUL DARRADII KA SOO GAARTAY CAYAARTAAS KADIB MARKII UU IMMOBLE DHALIYEY GOALKIISII 31-AAD SIDAAS AYUUNA OOGA HORREYAA CR7,CR7 OO ISAGUNA WATA 30 GOAL
25/07/2020
MAXAD KADHEHEYSAAN U COSEEYA ASXPY
25/07/2020
PEP GUARDIOLA OO SHEEGAY XIDDIGA KU GUULEYSAN DOONA XIDDIGA UGU FIICAN PREMIER LEAGUE EE XILLI CIYAAREDKAN.
Tababaraha kooxda man city ee pep guardiola ayaa saadaliyey xiddiga ku guuleysandoona xiddiga ugu fiican horyaal Premier League xilli ciyaaredkan.
Xiddigaha utartamidoona abaalmarintan ayaa lasoosari doona iyadoo ay jiraan xiddigo badan oo qaab ciyared cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaaredkan.
Tababare pep guordiola ayaa shwegay in uu xiddig Liverpool u cayaara ku guuleysan doono abaalmarinta xiddiga ugu fiican xilli ciyaaredkan.
Guordiola oo arintaas kahadlaya ayaa yidhi"Xiddiga ku guuleysta abaalmarinta xiddiga ugu fiican premier league sanadkan waxa uu noqon doonaa xiddig Liverpool ah".
MAN UNITED CHELSEA MISE LEicester city? labada kooxood ee usoo bixi doona Champions League oo lasadaliyey.
MANCHESTER UNITED IYO CHELSEA ayaa heli doona natiijooyinka ay ubaahanyihiin si ay uhelaan afarta boos ee ugu sarreysa maalinta ugu dambeysa xilli ciyaaredka Premier League.
Kaasi waa araktida khabiirka BBC Sport ee Mark Lawrenson,kaas oo sheegay in Leicester City seegi doonto boosaska loogu soo boxo Champions League.
Kulanka ugu dambeya ee Premier Leagu 3-da kooxood ayaa gali doona iyaga oo fursadooda Champions League gacanta ku heysta iyada oo xilli ciyaaredka dgamman doono.
24/07/2020
Xasaasi:Inter Milan oo ugu dambayn Barcelona ka afdubanaysa Leonal Messi iyo wakhtiga uu ku biiri karo
kooxda inter milan ayaa lagu soo warramayaa in ay saxiixa xiddiga kooxda Barcelona ee Leonal Messi iyadoo idaacadda RAI sheegayso in Aabaha dhalay Leonal Messi ahna wakiilkisu uu aadi doono Milan bisha August si uu wadahadalo ula qaato kooxda Inter Milan
Inter Milan ayaa lasheegayaa inay dooneyso in ay Leonal Messi si xor ku hesho ka hor xilli ciyaaredka 2021/2022 marka uu dhaco heshiiska kooxda Barcelona.
Wargeyska GAZETTO Dello sport ayaa imikadan shegaya in uu Aabaha Leonal Messi hatanba kahelay guri gobolka Porta Nova