15/04/2026
Yahudo sawir so kobayo xasid nimadoda
Sawirkaan aad aragto hadda waa hadal haynta caalamka oodhan saacadihii la soo dhaafay .
▪️Daanta galbeed magaalada Al khaliil ( Hebron ) wargayska L'Espresso ee talyaaniga ka soo baxo ayaa faafiyay sawirkaan , sawir soo koobaayo wajiga sharta iyo bahalnimada , askari sahyuuni noqday icon wajiga sharta heer safiirka israaiil u fadhiyo talyaaniga uu dalbaday in sawirka la tiro asagoo leh wuxuu muujinaayaa tusaale xun .
Waxay gaareen heer ay ku tilmaamaan inuu sawirku yahay AI laakiin waa sawir dhab ah ... fadlan sii faafi .
01/10/2024
Andrés Iniesta ayaa shegay in uu Ka fadhiistay kubada Cagta
01/10/2024
srael 🇮🇱 lubnan gudaha ayay ugashay xb 2006 ayado awod buxdo haysan aya kala firqad lakulantay Israel hada oo xogan yihin maxay lakulmi karta
29/08/2024
Noloshu marba wasi ee adiga kuxirno allah🙏
31/07/2024
Allah haunaxaristo
إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِيَعْلَمَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا وَيَتَّخِذَ مِنكُمْ شُهَدَاءَ ۗ وَاللَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ
Iran oo 45tii sanno ee u dambaysay ahayd dalka ugu badan ee ku hanajabi jiray inay la dagaalamayaan gumaystaha israel, xoraynayaana Falastiin, Maanta waxaa haysata xujjo adag oo ah sida ay uga fal-celin doonto dilkan ka dhacay dhulkeeda!
Qadar oo intay rabto ka sirdoon iyo ciidan yar ayay israel ku dhici wayday inay ku ku shirqoosho Ismacil Haniyah 9kii bilood ee uu dagaalku socday, Halka iiraan oo uu shalay u tagay inuu ka qayb galo caleema saarka madaxwaynaha cusub isla xalayba si sahal ah lawgu shirqoolay!!!