Ururka Kubada Cagta Jubbaland

Ururka Kubada Cagta Jubbaland

Share

Ururka Kubbada Cagta Jubbaland " JUBBALAND FOOTBALL ASSOCIATION" JUFA"

30/08/2026

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubaland, Axmed Cabdullaahi Axmed iyo bahda ciyaaraha Jubaland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyska, ehelada, asxaabta iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed, geerida ku timid Kaaliyihii Xoghayaha Ururka Kubadda Cagta Jubaland Marxuum Maxamed Omar Xasan Dhiiga, oo maanta ku geeriyooday magaalada Kismaayo.

Waxaan Alle uga baryeenaa Marxuumka inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan intii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

29/08/2026

kala sareynta horyeelka heerka 1aad

28/08/2026

GOOS GOOSKA KULANKA MANTA EE DEKEDAHA IYO JBC

Photos from Ururka Kubada Cagta Jubbaland's post 28/08/2026

Garoonka Waamo Stadium waxaa galabta ka dhacay kulan xiiso badan oo ka tirsanaa Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbaland, kaas oo dhex maray Dekadaha iyo JBC.

Ciyaartu waxay ahayd mid xamaasad iyo weerarro is-daba joog ah leh, iyadoo labada kooxood ay soo bandhigeen dadaal xooggan iyo fursado badan.

Ugu dambeyn,labada kooxood ay ku kala baxeen barbardhac 3-3.

28/08/2026

HALKAAN KA DAAWO KULANKA ADAG EE DEKEDAHA IYO JBC

28/08/2026

Kulanka maanta.

27/08/2026

Ciyaaryahanka Garoonka.

Photos from Ururka Kubada Cagta Jubbaland's post 27/08/2026

Kooxaha Som-Gold iyo Koban ayaa galabta ku hardamay kulan ka tirsanaa Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbaland.

Kulan ay ka muuqatay xamaasad iyo tartan adag ayay labada kooxood soo bandhigeen, iyagoo abuuray fursado kala duwan.

Ugu dambeyn, labada kooxood ayaa barbardhac 2-2 ah ku kala baxay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Kismayo-Somalia
Kismayo